Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Somalia: REER SIIGAALE BILYAARDIGA SHALEEMO HODAN
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Asad

Friday, December 22, 2000 - 07:20 am
SIIGAALE oo kaliyaa l arabaa xaafade kale ha soo gal-galin bakaaraha, baar ubax iyo degmada hodan iyo shaleemo shuun iyo KA SAARA.

Siigaale meesha siigada ay ka oo kacdo barxada bangiga ilaa masaajidka uunlaaye jidkaas oo kaliya haad degneed ama hadaa habeenkii aadi jirtay Ramadan, iyo bilyaardiga shaleemo hodan. Isa soo sheeg.

PS-- hadaa 35 aa gaartay, oo 88 ka hor ka oo baxday ka har sheekda, hadaad 89 ka bacdi timaday ka har sheekada Macalin cabdi xawaadle hadaa dhigan jirtay ka har sheekada hadaa sar ween deganeed ka har sheekada hadaa reer cali basar ka mid tahay ka har sheekda hihihihihihi inta kale soo dareera