Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Europe: Italy: Mala eeday naag talyaani joogta ?????
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qurac

Saturday, December 23, 2000 - 03:12 am
maxaan ka jooga iri miyagaa wax maqla qalbigay la yihiine war ragaw hays dhihina naagaha talyaaniga jooga waa kuwo wanaagsan talyaani naag wanaagsan khadiijaa ugu danbaysay iyadana shan ciyaala ayay leedahay waa hadaad wax maqashiin lagatag waxaa iyo abaaaayo waaankujeclahay war waa baahalo eeiska ilaalsha yaysan diirkiina dubanine

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Shamis

Saturday, December 23, 2000 - 01:53 pm
Ciyaal dhalidiis waa nagula ogyahay,
laakiin rageeyna waa bad qabaan,
ee ragiina ka ilaaliya..... oo
ilaaliya sidi Garoob gabar leh.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sorella

Sunday, December 24, 2000 - 03:29 pm
S/caleykum

Miskiin ma waxaa kaa jajabisay ama ku ceyrisay garbar talyaaniga joogi jirtay,amaba joogi jirtay,walaal waan ka xumahay anigu wiilasha
soomallliyeed waxba ka sheegi maayo, lakiin adigu wax iskumafalaad tahay aan xishoon,asluubna aan lahay,tii islaamka iyo dhaqankii wanaagsanaa ee
soomaalidu lahayd, oo ahaa xushmeynta dumarka.
Gabdaha talyaaniga joogaa wax ay yihiin wiilka sharafta leh ee soomaaliyeed baa og,ninka reerka sida loo dhaqda yaqaana baa og,ninkii guri wanaagsan jiiftaa og,ninkii raashin fiican cunaa og,ninkii ilmo caafimaad qaba heystaa og,waalidiinta meelkastaba dhibaatadu ku heysataa og iyo inta laga soo xambaaray africa oo rag iyo dumarba leh.
Marka uma baahnin in ay na bartaan kuwa qaadka cuna,mashaqeysta yaasha,iyo kuwa ka xun.
Mr. Qurac stai calma nessuna donna non ti voule,
e fermati i toi sogni falsi.
E ti dico raggazze migliori sono in italia.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, December 25, 2000 - 01:42 am
Sorella ninka waad ku sug tey, waa dad u bartey iney wax iska sheegaan bilaa mecno, misba maseeraa ka haayo fariinka lee u duuga kasoo kale.
Gabr hadey italia ka shaqeyn lahayn maa soomaalida banaanka imaan lahayd badankood?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qurac

Wednesday, January 10, 2001 - 04:23 am
to sorella
naa acuuudu bilaahi minak oominak ooo hadana minak adoo kale waa kuwaan shee gayo waxaana filaa oo lahubaa inaad ka mid tahay kuwa jooga buuka neero naa haku faanin dadbaan soo dhoo finay kuwaan raashin siinaa ama kuwaan udhalnaa naa waankuudigaa ee hownoqon aadaab la aanta aad ku hadashay oo ogow kuwaad soo dhoofisay inay iyagu ku keeneen maaladeetada aad joogto marka wixi laguugalay ayaad guday eewaxdheeriya matarin ikastoo ay qaldanaayeen markay kusoo dirsanayeen sababtoo ah xalaashoodi ayaad xaaraan ugu guday walee lagu qasaar booski laguugu soo dhoofiyay laakin waa waxaan doofaar xid ugu noqon af janjeera lahayde

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

London-boy

Friday, January 12, 2001 - 06:26 pm
Sorella

naag soomaaliyeed oo talyaaniga joogta ama soo martay oo aan dhilo ahayni majirto....

midkasta siilkeeda ayaa office u ahaa

ma waxaad moodeen in aan la idin ogeyn

ala maxaa dhilo naag is mooday

waa aduunyo gadooon

waligiinba walaweyneey Talyaani baa idin wasayaye ma hadaad raga siiiil xun oo uraya oo gaal soo dilooday raga la hortimaadeen

naa orodoo huurada iyo xaba jada ka soo cadayo

waan aqaan mid yaroo xamar ka timi oo talyaaniga soo gashay oo lagu bilaabay siiiil iibis

waanu og nahay in xataa aad ku faantaan

aniga duqoo italian aan bartey oon ka siibaa nooh

af xumaa wuxu

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Siisib

Monday, April 09, 2001 - 09:31 pm
ala ala Rag qaraar hayo ayaa iskugu imaden

gabar italia joogto horta ma heli kartan
hadii aad heshan buuyes ayey idinka dhiganayan
qaraarkana waxuu ka imdey
ama aad u quuri la'dahiin wax tarkoda
gabar joogta italia 5 wiil ayey ka fiican tahay
inta aad soo galeysan in aad wax lee ka sheegtan gabadha somaliyed
hey gabdhah somaliyed sida fiican ay wax ugu qabten dadkoda idinka ma ugu qabaten dadkiina ee beryahn inta gabdha wax ka sheegan afkoda la amaaneynin af xuuuuuux

pice an love