We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, December 23, 2000 - 12:25 pm waa idin salaamay marka ugu horaysa. Magacayga waa BILE. Waxaan ku ficiray meeshaan inaan ka furo baal cusub oo dhalin yara ay isku bartan,ama dhalinyaraadii kala dhuntay ay isku helaan haduuu ilaah raali ka noqdo. Waxaan kalooo aan idinka codsanayaa inaad is xushmaysaan oo is qadarisaan maa daama aanahay dad walaala ah oo isku meel ka imaaday,amba isku diin ah.waxaan jeclaan lahaa oo kale markasta oo aad meeshaan soo booqatid inaad magacaada ku qortid si laguuu aqoonsado ama aad dadka cusub ay kugu gartaan. Waaadna ku mahadsantahiin. Meeshaana waxaa uu u furanyahay qof walba ooo jecel inay soo galaan. sidaas iyo kulanti wacan oo wanaagsan. waa BILLE oo idin leh ku soo dhawaada walaalayaalow.BIG B!!!
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, March 09, 2001 - 01:48 pm waad salaamantahay bile waa fursad aad qaali u ah magacayga waa rashid markaa waan jeclahay in aan labadaaciyo dhalinyarada somaliyeed wiilal iyo gabdhoba thanx bro, sis E mailaddress xxrashid4@hotmail.com thanx v=====r m#ch
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, March 12, 2001 - 03:59 am dlinyaro waad salamnthiin barasho wacan waxa laydaha ahmed saleeban waxan ku nolahay eurobe halkaa baal inoga wada barashada saxibyalo. and thnx.
|