    cagane | Monday, December 25, 2000 - 12:32 am Ladies and gentlemen:: ka dib markii dagaalkii ahliga ahaa ee foosha xumaa ka bilowday dalkeenii hooyo waxay pakistani ka mid aheyd meelahii ay kumaan kun hooyooyin,caruur iyo dhalinyaro shabab soomali ahba ku soo qaxeen,iyo iyadoo ay hore u joogeen arday soomaaliyeed oo aad u tiro badan kuna yimid xiriirka waxbarasho iyo dhinac walba ee soo jireenka ahaa kana dhexeeyey somalia iyo pakistan kasoo ay ku aflaxeen soomali aad u tiro badan oo dunida iyo dalkaba ku kala baahsan oo marwalba la haq ahaa ardayga pakistaniga ah ee wadanka u dhashay'''pakistan weli hada waxaa ku nool soomali inkastoo dadka intiisii badnaa ay fursad dib u dejin mareykanka ah kuwaasoo ka kooban arday intooda badan.pakistan waa wadanka kaliya ee aanan ,arnaba ninka soomaliga ah ama muslimka sheegta aan lagu gumaadin runtii oo sharciga ay soomalidu ama muslinka kaleba ay halkaan ku joogaan waa passport la liyaardo "MUSLIMAAN" ama waxaan ahay muslim oo aduunkaas kale ka socon walaalayaal. marka anoo hadalka soo gunaanadaya waxaan soomali meel walba ay joogaanba ay abaalkaas lama iloobaanka ah ay u hayaan walaalahooda muslimka ah ee pakistan,marwalbana u diyaarka ah inay weli wax nala qabtaa. sidaad ka socotaan pakistan hada waxay ku soo biirtay quwadaha nuclear-ka aduunka,wadanku 98%waa muslim,luqada hooyo waa "URDU" pakistan waa wadan aad iyo aad u horumaraaya maalin walba xaga sayniska iyo cilmiga computers-kaba,waxaa ku yaala in kabadan 30 jaamacadood oo dawli ah iyo boqolaal private ah,waxaana lagu dhigtaa "ENGLISH" soomalida halkaan waxka barata waxay bartaa laamaha cilmiga iyo diiniga intaba,waxaa cilmiga ka ENGINEERING,MECIDINE,COMPUTERS,DENTISTRY,VENTENARY,AGRICULTURE,BIOCHEMISTRY,MICROBIOLOGY,GEOLOGY,BOTANY,ETC'''''''''''''''iyo weliba laamo badan oo ay ka mid yihiin LAW,LUQAHADA,CILMIGA DIINTA ETC. pakistani waxaas oo dhan waxay noogu deeqday ayadoon wax lacag ah ka qaadin soomalida weliba mar mar waxaa dhacda in scholarship kagu siiyo inkastoo ay san badneyn kuraastaas lacagta ah. mar labaad aan dhaho PAKISTAN SINDA -BAD,SOMALIA SINDA BAD. ama pakistani ha noolaato,somalia na noolaato. wasalamu caleykun. waxaa qoray arday soomali ah oo muda ku noolaa dalkan kana kagana baxay jaamacad halkan. |