Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: North America: Canada: Toronto: Soomaali jaamacadaha Canada wax ka baraa ma jirtaa
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mohamed

Monday, December 25, 2000 - 06:55 pm
walaalyaal waxaan raadinayaa dad soomaali ah oo jaamacadaha canada wax ka bara...any field of academia..waxaan jeclahay in aan ogaado.

mahadsanidin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

m/nur

Wednesday, December 27, 2000 - 07:14 pm
Ciid wanaagsan dhamaantiin .
Maxamad waan ku salaamay. Salaam kadib, jawaabta su'aashaada waa haa.Anigag waxaan ku noolahay magaalada Ottawa. Ottawa lab jaamaca ayaa kutaala. Ardada Soomaaliyeed ee dhigata labadaa jaamacadoodna waxaa lugu qiyaasaa in ay gaarayaan in ku dhow 300 erday.Jaamacadaha kale ee wadanka canada arda badan oo soomaali ah ayaa dhigata.
waxii faahfaahin ah igala soo xiriir e-mailka