Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: North America: USA: ONLY REER DENVER<COLORADO
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ladan

Monday, December 25, 2000 - 10:05 pm
hadii aadtahay singel ooaadkunooshahay dever iyo agagaarkeeda ooaad dada jirtid 23ilaa35 ooaad shaqaysatid sheekana diyaar utahay ilasooxiriir man only

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

arjun

Tuesday, December 26, 2000 - 10:11 pm
to.ladan
singel dagan denver co
xamaasha inta tabar tiis ah
oo ah tagsiile
daneenaaya sheeka daada
da diisana u dhaxeeso
20+26
hadii aad tahay qof is caateeyay
makahelo
waxaan ka helaa gabdha buur buuran
hadaad danee neeso sheekadeeyda e mail mohamud37@hotmail.com by

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ladan

Wednesday, December 27, 2000 - 07:47 pm
Arjun walaaleaadbaad ugumahadsantahay xiriikaadilasooxiriirtay. markaxigta intaanan iimel kuusoodirin aankuwaydiiyo suaashaan matahaywiilwadaadah diintase maxaadkataqaqan. halmidbaaseiidheer soomaaliqabiilkeekatahay ilamaahasuaashaas inaadwaxkaqabtid waayo waybanaantahayqabiilkainlayskubarto. ilaahnakabaqo beenhaiisheegi. mahadsanid ladan
iidwanaagsan oobarakaysan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

arjun

Saturday, December 30, 2000 - 07:02 pm
to.ladan
walaal suaashaada maxuma
hadaan kaaga waramo xaga diinta
waxaan ahay nin diinta ku dhaqmo
kana yaqaan ilaaxad
suaasha qabiilka ah waxaay
ku fiicnaanlaheed in aan sigaar ah oga wadahadalno anoona kawadin i uu
qabiilka aheen wax la qariyo walaal
waaad ku mahad san tahay
suaashaada