Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Middle East: QATAR BAAFIN SAAXIBTAY XAYAAD.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sis amino

Sunday, December 31, 2000 - 01:31 am
waxaan raadinayaa gabadh aan saxiib ahayn oo degen
qadar in mudo ismaan maqal gabadhaas waa xaas waxayna degen tahay qatar mudo ku dhow 20 sano
magaceedu waa xayaat walaasheed waxaa la dhihi jiray roodo,waxay degnaan jireen hargaysa.
walaalkeed waxaa la dhihi jiray siciid waxaa ka
shaqay jiray xooga korontada hargaysa,adeerkeed waxaa la dhihi jiray bacado.
hadii aad taqaanid xayaad dabacasayr pls ila soo
xariir.
qabiilkeedu waa sacad muuse reer axmed.
amino cabdi

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hamsa

Tuesday, February 06, 2001 - 09:36 pm
anaa garnyaa inanata aad sheegaysiid
ee ilaa soo xidhii amaa ii soo sheeg
cinwaankaga
hamsa45 hotmail.com