Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Somalia: Reer MATAANKA
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

arow

Friday, January 05, 2001 - 01:46 am
Arrow, yaa ku yiri qabiil si dacaadda loo ma isticmaali karo?
waxaan dooneyaa in aan xirriiriyo arowyaasha horumarey, waa kaas ka soo qeybgala fadhigaan
bunka leh waad mahadsan tihiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Bintoowfoodeey

Friday, January 05, 2001 - 06:47 am
Aroow waad salaamantahey yacuud haku diliwaayee
xageed joogtaa magacaaga soo sheeg waa Bintoowfoodeey ee bunkaaga ma saliidcadeeyaa mise
waa subagsixin ah .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdi salaan

Friday, January 05, 2001 - 07:18 am
TO arow iyo binti

Eebow waa ku mahadsan tahay inaad cidi isu keento uyukoo kala maqan, mug kale waxaan ku dhihi lahaay eeboow nin ragaa tahay maadaama walaasheen bintoow ay kugu bilaawday kaftan ogaaw waa walaalkaa kan kula kaftamo,ee boow mataan ya mugiis waa tii horey loo yiraye mahana malaaqeedi waa joogaa oo mudulood mihiisaan ku arkay waana u soo qaysha karnaa lol eeboow.

muduloodna waxaan dhihi lahaay xaba kuma jabna hadaan unuka mataan isa soo abaabulno oo mugaas gogosha mudulood nimaad unukoo malaaqeynana noo horeeyo ee muga malaaqoow adna mahaan imaad gogashana adigaa leh horta murxaha jabiskana qofu kaagama soo dhawaada muga aniga waa Abdi salaan axmed nuur oo dagan Finland aan hee isu imaano muga Allahana idiin nabad yeelo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Bintoowfoodeey

Friday, January 05, 2001 - 12:42 pm
Cabdisalaan mugga hore waa ku salaamey waa walaashaa Bintoowfoodeey oo ku leh barasho wanaagsan eebooboow waa adiga mugga sheegey adiga
ma muggii aa tahey lol.mugga aan aado caliyaale
carfiid, ceelcadde mariid iyo garasbintoow
oo aan goof ku laheyn dhulkaas goormaa kuugu dambeeysey caweeska goobcelinta barbaarka .
waxaan ku warsahaa adigu ma finlanda ayaad joogtaa
ma taqaanaa odeyCabdulle ee soo sheeg.
bariga waa bari jimcaad bunka moxogga digirta waa
i barbaryaalaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cabdi salaan

Monday, January 08, 2001 - 02:15 am
To binti&arrow

Aabaay muga hore salaanta waa kaa qaaday waana ku mahadsansatahay ana sidoo kale salaan wanaagsan aan kuu soo dirayaa walaashaydi cadeedeey,horta aadaaba ugu bogay dhulkaad mahaan ku tixday xasuustiisa iyo shirabkaad ii soo aqrisayba,aabaay su,aashaada kalahee waxa u qaadatay si kale aniga waxan ahay walaalkaa maalinlaa oo ka cali abakaara heer xasan maxaa cali haddaa maqashay horti barasho wanaagsan.

Muga kale aabaay magacaaga amba kan adoogaa inaan horay u maqlay aan u malayhaa igumana cusbo,aabaay aniga magacayga waa cabdi salaan axmed nuur heer aabahay waxey deganaayeen buur qutubleey oo gubadleey loo baxshay amba boondheere ceel oow muude oo adeerkeey deexeed daganaa waana garan karee,mida kale aabaay adiga intaad joogtaa runtii aabaay aadaaba ugu farxay gabar gabdhaheeni cadcadaaya oo maanta mahaan nala joogto oo waliba bun noo shubtay,muga kalahee aabaay waa isu soo qayshaheynaahe bunka iska diyaarihee maha waa laysu yimidee,manii kor iyo koofur goofkaagi dhinahaay layskuugu yimid unukaaba war na haystaahe,heer waqooy kor iyo bariyoow ka yimidee xaa talaahee xaajada biriga waa dhanaan tahee,warkaan waxoow u yaal walaalkeen Arrow oo gogoshaan noo dhigay iyo intii kalee mahaan soo gali doonto soo dhawaadahee,aabaay ninkaad warsatay oday cabdulahee waa badan yahay muga soo jilcihee intoowsa ka joogaa mahaan filand.

waa ku mahadsan tihiin gogosha iyo bunkaba mahaanoowba iiga soo carfowhaayaahe ee malaaqi u jarsahaynaa ha noo shabshee murxaha minaad idinka heer malaaq eheydeena waa noo jibi kartiin ha layska war qabahee ii soona barya.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Bintoowfoodeey

Wednesday, January 10, 2001 - 02:44 pm
eeboow Cabdisalaan waa ku salaamey waanahee mahadsantahey waxaa wayey ninkii aroow ahaa oo aan beryahaanba warkiisa lahelin mise beer falashoow jiraa dhulki waxaa laga sheegey barwaaqo iyo roobab waxaan hee rabaa inaan ku weydiiyo deexeed ma maano deexeed iyo cidoodaa
eeboow waxaan aniga deganaa tabeelaha jaceelka hadaad taqaano waxaana ahay reer mataan waxaana
ka ahey duuliye laakiin waxaan ku soo korey reer abtigeey oo ah celi cumar hadaanse meel kala ma jiraan. waxaan ku wediiyey odey cabdulle magaciisa
runtaa waa cabdi cali oo reer ceelqandac ahaa waa
celi cumar oo ka ah cosoble celi.
eeboow mahaan bunka waa yaalaa malaaqna waa joogaa
haddii ilaahkuu roon yahey bunka waa bunjimcaad
barbaartana baashaalka ee alaha ku nabadyeelo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Shuqaale

Tuesday, January 16, 2001 - 01:32 pm
Malaasoo aruuray
Bintowfoodeey & Cabdisaalan dhamaantiin waa idinsalaamay salaan qaaliyaha eebay iyo ebow igagudooma salaanta.
Muga xikta.
Gogashi (MATAAN CABDULLE)
Waa kasooraagee dey balse hadaan kasoogaaray
ee xeytahay Mataan cabdulle tera wehelaa lagusheegaayaye waxse kamamuuqdaane maha xaadhacay?
Meelkastoo soomaray qabiilkasto magaciiuu dulkaruuranyahay unukase lamalamaan usoconaa xeytahay dad midinkaaba ah?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

raghe

Wednesday, January 17, 2001 - 02:33 am
Saaxiibayaalow ii fasira reer Mataanka???????? ma qabiilaa mise waa Gobol ama degmo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cabdi salaan

Wednesday, January 24, 2001 - 07:49 am
To Shuqaale&binti,arow.

Waan idin wada salaamay shuqaale waan kaa gudoomay salaanta qaaliga ah mahadsanid eeboow,adna iga gudoon sidoo kale salaan qaaya leh,baryahaan hee maha layskuma imaan xaa war dambeeyay bal warka keena shuqaale gogosha iyo bunkaba oo bun jimcaada qofu kaagama horayn aabaydeen binti iyo eeboowgeen arowaa noo fidiyay gogoshaan mataan soo dhawaawhee malaqoow soosa wadhee xagoow xaal maraa ma in la is moogaadaa mase in layska warqabo,aawayse arrowgii mahaanhee xaba ugama jeedee soo dhawaawhee malaaqoow unukaa nagala raabaa inaan cidi isku soo jafno,aabaydeen bun jimcaad ay nagu marti qaaday waana ku mahadsantahay sida xil kasnimada ay noo soo dhawaysay soo dhawaadehee iina soo nabad ahaada.Walaakaa A.Salaan.

Sxb Raghe "MATAAN"waa qabiil ka mid ah soomaliya oo la yaqaan wuxuu ka mid yahay 9-ka ABGAAL ISMAAN oo sii ah beesha MUDULOOD HIRAAB haddaba waxaan rajaynaa in aad fahantay hadda gacmo furana ku soo dhawoow sxb.byeeeeeeeeee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, March 03, 2001 - 02:54 am
TO:AROW,BINTOW,SHUQAALEIYO ABDISALAAN
TOLKEGOOW WAAD SALAAMANTIHIIN SALAAN KA DIB WAXAAN IDIIN JOOGAA EURUP IDINKANA INTAAD JOOGTIIN
HADII AAN U GUDA GALO ARINTA AAN RABO INAAN IDINKALA HADLO TOLKEYGOO SAAN XEY IDUNKU QABATAY SIDAAN LA WADA SOCONO WAQTIYADII HORE DADKEENA SOOMAALIDA KALE SHARAFUU KA LAHAA HADASE WAAN WADA OGNAHAY INAAN KA NOQONAY DADKA UGU LIITO OO XITAA LAGU HESHIIYAY IN LA BARAKICIYO OO DHULKOODA LAGA XOOGO ISLA MARKAANA WAXAD GA GARAN KARTIIN NIN MEESHAA HADA IDIIN DHAHAAYAY REERMATAAN QABIIL MIYAA MISE WAA QOF MAGACII MISE XAAFAD.
WALAALAYAAL DADKAAGA HADII AADAN HADA IDINKA U GUNTAN SHARAFTOODA SOO CELINTEEDA JIILKA DAMBE MUXUU NOQON DOONAA?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SOMALI---YAQAAAN

Saturday, March 03, 2001 - 09:55 am
WAR NIMANYAHOOW ANIGABA WAAN LAYAABAY RERE MAANTA WAA MAAXAY II SHEEGA BAL ARINTAA WOOWW

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, March 04, 2001 - 02:55 am
TO:SOMALI-YAQAAN
WAXAAD ISKU SHEEGEE SOOMAALI YAQAAN HADANA WAXAAD NA WEYDIINEE REER MATAAN .
SU,AAL SOOMAALI MA TIHID MIYAA?XAGEED JOOGI JIRTAY
MAXAASE ADIGA TAHAY?BAL MARKA HORE II SOO SHEEG ANIGAA KUU SHEEGAYA WAXA LA YIRAAHDO REER MATAAN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

moxoga reer mataan

Monday, March 12, 2001 - 01:25 am
Yaayah aryaa waaku raganimadaase day.AROW arow xaad mug hore reer MATAAN uga hadli weysay Yaa? Aniga hala ii bilaabaan joogee day. aryaada xaa dhulkii laga sheegay?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xamuud

Tuesday, March 13, 2001 - 05:33 am
waa nabad ee adia xaad haysaa dad mahaa lahee dadkii ma aragtay Reemataan mahaan mabajoogee?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mataan C.G

Wednesday, March 14, 2001 - 01:25 am
To Arow
Bunka aad sheegeysid ma muranaa?

To My klan
Maxaad u leedihiin mataan waa sidaas iyo waa inaad sidaas yeelna idinkoo daciifinaayo mataanku.
La socda in mataan wili sharaf iyo awood leeyahay.
Saadiskana naga daya

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ali

Friday, March 23, 2001 - 12:24 am
reer mataan dhamaantiin waad salaamantihiin.
xeey ahaayeey dadkaan dhahaaya yaa waaye reer mataan reer aro waa dadkii xamar lahaa xaakugu dhacay mariid haku saaqee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, March 24, 2001 - 07:49 pm
ceeloow iyo cumarxaaji carfiid iyo calidooxo caliyaale iyo carafaag kuwaan cabaayo cudud waalan cuurka mataan cabdulaa ceebwaa ka caagan yihiin hadaan casiimo laduugin ee ii warama waa mataanki idinka waaynaay celi camar salaanta aroow waa kufarasanahee israadiya walaale isjacelna naqda nabadeey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, March 31, 2001 - 04:21 am
walaalyaal waan idin salaamay,
salaan kadib, waxaan in muda ah
raadinaayay oo aan ku daalay wiil
abgaal cismaan ahaa sida aan filayana
harti abgaal ka ahaa.
magaciisana waa CABDULKHADIR CADOW
JIMCALE wuxuuna deganaanjiray
dagaaladii kahor exfiyoore oo kudheganaa
tiyaatarka xamar, abihiisna wuxuu
ka shaqeyn jiray tiyaatarka,
waxaa iigu wardanbeysay asagoo
joogo mombasa 1994, waxayna hotel
isla deganaayeen nin aderkii ahaa
oo ladhahayay XUSEN LUGOY,

walaalayaal igu caawiya wiilkaas
inaan helo idinkoo aad iyo aad umahadsan.
waa walaashiin oo idn leh mahadsanidin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, March 31, 2001 - 04:47 am
walaal macaan waa laguu raadinayaa waana la yaqaan laakiin meel uu ku dambeeyo ma garanayo
laakiin walaal wixii aqbaar ah ee aan ka soo helo halkaan kala soo xiriir

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, April 01, 2001 - 06:49 am
TO;ANONYMOUSE

abayo ma maleynkarted sida an ugu
farxay jawaabtada aad iyo aad ayaana
kugu mahadinayaa waqtigaaga aad
isiisay.
waxaan kaasugaa waa jawaabtada
ma ogi waxaan kugu abaal gudidono
hadad isoo hesho wiilkaas.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Raghe

Monday, April 02, 2001 - 07:01 pm
Duuliye Mataan ma waxaa leedinku bixiyey, ma waxaad ka mid aheeden nimankii ugu horeeyey duulimaadka sida Cabaas ibn Farnaas iyo Wright brothers oo ku duulay ketty howks South Carolina???????????? Please reer duuliyow ii soo jawaaba idinkoo si sharaf leh iigu soo jawaabaayo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

celi cumar

Friday, April 06, 2001 - 04:34 am
dhamaantiin waan idin salaamay ma ihi reer
mataan lakiin waxaan ahay walaalkiin celi cumar
waan ka xumahay oo lahjadiina xoogaa igu adkaatay
si kale maahee waxaan ahay wiil ku dhax koray
ajnabi lakiin waxaan rabaa in aan wax ka ogaado
reer mataan tiradooda ityo yaabadan celi ayo mataan yaa ween qof ii sheegtay ma arag oo waligey
ma arag qwof celi ama reer mataan aan wax su,aalo