    TAKSI | Friday, January 05, 2001 - 01:51 am SALAAN WAXAAN RABAA INAAN HALKAAN KA RAADIYO DHAMAAN CIYAAL FAAY CALI EE DEGENAA AGAGAAR AARGADA LABAAD ILAA DABAKAAYO MADOOW |
    nuune | Friday, January 05, 2001 - 02:46 am waan ku salaamay marka hore marka xigana waxaan ku weydinayaa maxaad ka rabtaa cayaal faa cali waa ku wan sheeg waxaad rabtid magaca aad wadatid mataqaan ninka leh meeshuu ku danbeeyo hadeer? sidaas iyo jawaab wacan. |
    ayaan | Friday, January 05, 2001 - 09:07 pm waraa qofka raadinayo ciyaal faa cali, ma waxaad raadinayosaa wiilash kaliya mise qofkasyoo soonaha deganaa. |
    Anonymous | Monday, January 08, 2001 - 02:49 am sxb nuune salaan gudoon taxsi iyo meeshuu gu dambeeyey waa la yaqaane sxb bal adiga isa soo cadee ilee dhalinteenu waxay is wada taqaanee magacaga aad sheeganeeysiod iguma cusbee hadaa buuga xusuus qorka kaa fiiriyo kaama waay naayi ee sxb bal hadaa qax ka taqaanid wixii war halagaa hel |
    Anonymous | Monday, January 08, 2001 - 02:49 am To all of u!!! Waa wareey ma hadaad raadineeysaan ciyaal faa cali oo qarniyaal ka hor laga taqalusay,iska ilooba kuwaas dib dambana nooguma soo noqdaan waayo waa ciriminals lol! |
    taxsi | Monday, January 08, 2001 - 02:52 am ayaan waxaan raadin ciyaal faay cali oo kaliya ee sis hadii aad ka mid heed ciyaalkaas fadlan isa soo cadee hadii aad laakiin meeshaas degeneed oo kali laguuma baahno laakiin waad ku mahadsan tahay jawaab taada sidaa iyo nabad gelyooy |
    QOORDHEERE | Saturday, January 13, 2001 - 11:29 am DHAMAAN AKHIYAARTA WAAD SALAAMANTIHIIN, SALAAN KADIB WAXAAN WAX-KAGARANAYAA TAARIIKHDII AY REEBEEN CIYAAL-FAAYCALI, GUUD AHAAN INTA KA-HARTAY AAD BAY MAANTA UYAR-YIHIIN MARKA LOOFIIRIYO KUWA GUDAHA JOOGA WAA SOMALIA EE INTA DIBADA JOOGTO II QIYAASNO,ISKU SOO WADA DUUB NUUNE WAXAAN FILAYAA IN AAN KUGARANAYO WAA HADII MAGACAAS LAGU-YIRAADO, NINKA AAD ISWAYDIISEEN EE TAKSI, WUXUU KUDAN'BEEYAY OO RUNA WAA DAGAAL SOKEEYE YAA LOOGU XIIRAY,INKASTA UU BEESAANI AHAA HORAANTIISII, DAGAALADII MADINA EE UGU KULULAA YUUNA YUUNA RAACAY, KOLAY MADHIHI KARO ALLAHA UNAXARIISTO BALSE MEESHII ALLE UGU TALA GALAY YUU AADAY,INTAKALE HADAAN USOO NOQDO WAAN OGAHAY INTOODA BADAN HALKII AY KUDANBEEYEEN GOOB JOOGNA WAAN UHAA, BALSE WAXAAN KUWAYDIIYAY NUUNE, MEEDAY DUQDII FAAY'CALI EHEED HALKII UDANBAYS, MA XASUUSTO EE TAARIIKHDEEDII HALKII UDANBAYSAY IISOO QOR, THANKS |