    JABKA | Friday, January 05, 2001 - 05:59 am WAXAAN OGAADAY NAAGAHA ADUUNKA UGU LABISKA XUN IN AT YIHIIN NAAGAHA REER TILBURG !!!!!! YAA GARANAAYA SABABTAAS |
    iftiin | Monday, January 08, 2001 - 06:01 am MEHRED LA AAN kaa badatey hadda ayaad dhar in aad ka hadasho maad shaqeysatid ilaa hadda ceyr ayaad qaadataa waan ku ogahey.dharka naagaha soomaalida kuwa laga yaaban yahay quruxdooda xitaa naagaha hollandeeska ayaa doonaya iney habka diraca samarka u qaataan la yaaban stop- ha u gafin DUMARKA |
    Tilburger | Monday, January 08, 2001 - 03:06 pm Walaahi waxaan ka marag ahay in Magaaladda Tilburg ee The Netherlands eey ku nool yihiin Wiilal badan oo u labisto ineey joogaan Tuulo ah baadiyaha Somaliya. Sanadkii dhowaa waxaan tagey Xamar waxaan ku soo noqdey Tiburg Bil kadib waxaan arkey dhalinyaro badan oo Somali ah ood moodo ineey hadeer duurka ka yimaadeen xitaa wiilashaan Xamar ku soo arkey ayaa kun jeer ka labis qurxanaa. Dhinaca Gabdhaha haa weey jiraan qaar maryo badan sita saa magaca (Maryooleey)halkaas ayuu nooga yimid balse la yaab maleh oo waa dal dhan oo soo wada qaxey min Ciyaal Balad,Tuulo,Baadiyo ayaa halkaan ku kulmey u maleyn maayo in eey hablaheenu wada labis xun yihiin waxaan qabnaa hablo badan oo si qurxoon u labista iyo xitaa Wiilal Somaliyeed oo walaahi Si hagaagsan u labisto oon ka mid ahay. |
    sokkor | Sunday, January 14, 2001 - 09:23 pm Mehrad la'aanaa idinka badatay,ma waxaad weyseen mawduuc aad ka haddashaan.Qof walbaa labis qaadan karo,ee meesha kala daga Jeegga dheera nimad..... Peace All YO!!!! |
    jabka | Monday, January 22, 2001 - 06:35 am gabadha is ku sheegeeysa iftiin waxaan uma laynayaa in aad ka mid tahay kuwa aan sheegayo oo aad iyo aad u labiska xun darbaalad fooqal darbaalad |
    Dhuuubo.... | Monday, January 22, 2001 - 11:22 pm To....Jabkaaaaaaaaaaaaaaa yaaaaaaaaac,dabaaaaaaal addaaaa ah.Dulli fooqal duli.....majire fooqal majire.......... ma ku sare fooqal,maku sare........... Waraaaaa meesha maa ku qaraaaree,hadii aad weysay gabar kuu baxdo....kala tag meesha jajabkaaga... Peace al of yowwwwwwwwwww.... |
    browsugar | Friday, January 26, 2001 - 12:34 am hey mensen: scrijf Nederlands a.u.b want er zijn mensen die geen soma kunnen lezen. bedankt,browsugar. peace out. |
    den bosch | Tuesday, January 30, 2001 - 09:52 am browsugar ma afkaan lagubarin ma farbaan lagu galin mase falbaa lagu baray hadaan beerka kaatumi waayo meeshaan hadaan kugu arko aroosaan kuudhisaa sida walaashaa wax xun ha ku dhaane aw waraawoow ha ku dilee browsugarow beerka u dhimee dhalinyarada afkooda u dhimaneysa ee den bosch |
    brownsugar | Wednesday, January 31, 2001 - 01:23 am hey wat je zegt ben je zelf. ik kan toch niks aan doen dat ik geen soma-kan lezen. kan je dat wat je net hebt geschreven ook in nederlands vertalen. brownsugar. |
    Tha nigga | Thursday, February 01, 2001 - 01:17 am Browsugar lol. Dat kan hij vast niet. Maar verder vind ik dit de onzinnigste discussie ooit. Waar slaat het allemaal op. |
    Diva | Wednesday, February 07, 2001 - 04:33 am YO YO YO WASSSS APPPPPPPPPPPP!! LISTEN UP PEOPLE NOT ALL OF US CAN READ SOMALI AIGHT SO BE GENEROUS AND TRY AND WRITE IN NEDERLAnds!! PEACE OUT |
    BROWNSUGAR | Wednesday, February 07, 2001 - 04:45 am to Den-BOSCH........ Waar heb je in gods naam over. ik begreep alleen dat je over finger hebt maar als je so bijde hand doet,schrijf het dan in nederlads so dat ik je terug kan schijven. and so als je het zegtTHA NIGGA IK BEGRIJB ER NIKS ER VAN.so mensen ik daag deze jongen als die druft.......!HO NEE HIJ IS MAN GENOOG OM DAT TE DOEN. |
    BROWNSUGAR | Wednesday, February 07, 2001 - 04:48 am to Den-BOSCH........ Waar heb je in gods naam over. ik begreep alleen dat je over finger hebt maar als je so bijde hand doet,schrijf het dan in nederlads so dat ik je terug kan schijven. and so als je het zegtTHA NIGGA IK BEGRIJB ER NIKS ER VAN.so mensen ik daag deze jongen als die druft.......!HO NEE HIJ IS MAN GENOOG OM DAT TE DOEN. |
    bii bii | Tuesday, February 13, 2001 - 01:37 am waryaa reertiil buruuq iska daaya gabdhaha nagana jooga meeshiina hanaga soo daba guurina waxaan idiinkasoo tagnay tilburuuq waxaan usoo guurnay uk dhamaan tiil aad ayaan idiin naqaan bii bii waan kugaranayaa xaaladu sidee tahay magaalada tilburuuq masi dii ayaa |
    mahdi | Wednesday, February 14, 2001 - 04:56 am Hebben jullie niks anders te zeggen ? Reer tilburg zijn jullie zo dom dat jullie somalish niet kunnen lezzen en schrijven. dan wordt tijdt om naar school te gaan bro... Mazzel mahdi |