Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: North America: Canada: Toronto: Bogaan waa bogii xuseeney toronto
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xuseen cali isaaq

Saturday, January 06, 2001 - 09:42 am
fadlan waxaan codsanaayaa cid alaale cidii iibaahata inay igala soo xiriiraan dhalin yaro wixii dal iyo dibad joogta salaaman
waa xuseen oo idin leh gacmo furan ku soo dhawaada

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

XUSEEN YARE

Sunday, January 07, 2001 - 01:51 pm
SALAAMU CALAYKUM
WALAALAYAAL MARKA HORE WAAD SALAAMAN TIHIIN SALAAN KA DIB WAXAAN AHAY QORAA JACAYL QIBRADNA ULEH JACAYLKA BUUGAAGTA AAN QORAY MAGACYADOODA WAXAA LAKALA YIRAAHDAA
1.ABAAJI
2.XUSUUSTII LUNTAY
3.WAA MAXAY JACAYL
CID ALAALE CIDII DANAYNAYSA INAY JACAYLKU WAX KAFAHMAAN BAGE KAAN HA ILAGALA SOO XIRIIRAAN WALAALAYAAL WAXAAN JECELAHAY INAAN GACMO FURAN IDINKU SOO DHAWEEYO WIXII FAAHFAAHIN AH NIN WALBA SIDUU WAX URABO HALKAN HAKU SOO QORO RAG IYO DUMARBA WAADNA SALAAMAN TIHIIN BY XUSEEN YARE