We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, January 08, 2001 - 03:42 am Hi everybody Sorry kuwiina Soomaaaliga aan kasaynin. But I have state this information in Somali. I have a huge question wiilasheena Soomaalida. Waxaa ii sheegtiin gabarkasta ood la saaxiibtiin ma inaa la seexatiinaa. Maxaa ma jeclaan kartidoo gabar adoo only rabin inaa la seexatid. i know isla seexasho is 50% of the relationship. But waxaa ka horeeyo carring, loving, and understanding each other, most important is guursi, than after that waadba isleedihiin. So idinkoo from the bottom of your heart ka jawaabaayo, give your best advice. Thank you all. By the way I love all my Somalian Bro. and I am friendly and helpfull to my sis. Peace I live in Annandale VA.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, January 09, 2001 - 03:50 am TOnasro nasro wku salaamay sis hadaan teyda kahadlo aniga waa aaminsanahay jaceelka waanalajiiftay gabdho somali iyo midkalaba, midaan jeclahay iyo midaan waqtikaliya islaqaadanay laakin weykala fiican tahay mida aad jeceshahay waxkafiican majiro, kimisririga markalasamaeynaayana waxwalbo waahishiis ,aniga laakin maalintaan aroosaayo umfiirinaayogabar iyo gabar la'aan taan arosaayohadey iga yeeleysana waxaan rabaa inaan anagoo waxwalbosameynay inaaan isguursano,hadalyaan kuugudaalin sis aniga waxaan rabaa inaan laseexdo anigoon isqabin bena maaha, waxwalbona waakuheshiis dadkana kala duwantaan ,maeykanka soomalida joogto waxkajawaabomalawaayay,? sis usa madaganiye kuwaasna weydiiwaxeykujawaabaan meeshaan kaarkeynaakoley adiga laakin maxaajeceshahay sis maxeysa kuula muuqataa?
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, January 09, 2001 - 05:19 am nasro waad ku mahadsantahay fikradaada aad soo jeedisay marka hore marka xiga waa qof iyo aragtidiise aniguu waxaan ku noolaa qurbaha 10 sano 8sanoo ugu dambeeysey waxaan lahaa sxb inkastii dhinaca gebdhaha soomaaliyeed meeshaas aysan joogin amaba ay aad ugu yaraayeen balse waxaanan waligeey ku fekerin gabar soomaaliyeed oo aan rabo inaan xalaal ku guursado xaraan inaan ugu tago waxaase dhici karto mar hadii aanu isa sugu weyno inaanu tartiib isu xalaaleeysano amaba waxay abaabayaashiinee soomaaliyered ee inaga ina dhaley eey sameen jireen oo aheed QUDBOSERO hadba runtii waxey ila tahay inkastoo aan waqti badan joogey qurbaha hadan aan ahey raga ugu tumashada badnaa inaanan wal;igeey ku fekerin gabar aan xalaal kurabo inaan xaaraanteeysto hadaba waa nin iyo aragtidiise hadaan wax xu dhahy raali haleeyga noqodo nabad iyo caano
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, January 10, 2001 - 12:12 am abdiyare waakufahmay sxb ama walaakiis , maogtahay ineytahay qudba sirada xaaraanta aadkacarareysid ,hadaadan ogeyn hada lasoco waawalaalkaa aniga waan qabay fikrada aadqabto laakin hada maqabo sxb waana laga yaabaa inaan qaldanahay laakin hada aniga saas aan jeclahay kimistariga wax weyn maaha hadaana diinta lo eegeyn ,saaxib wadan kaa dagantahay isoosheeg aniga waxaan daganahay yurub halkaana nasraa nagucasuuntay , waawada hadli doonaa nabadey walaalkiis,,,
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, January 10, 2001 - 09:11 am Walaalayaal waan idin wada salaamay. Horta qof walba ra'yi gooni ayuu qabaaa mid qaldana ma jiro. Aniga laakiin waxaan aamin sanayhay in aan dhowri lahaa gabadha aan jeclahay. marka aad gabadhaa la seexaneyso ma hubtid in aad qoftaas is guursaneysaan. Marka hadii aad la seexatid oo calaf idin kala geeyo maxaa faaido ah. Waa idinka oo is isticmaalay kaliya. Besides naag kun ayey koodisaa kow na wey kala baxdaa. Hadii Kunkii la wada seexdaan, she will feel shame. Marka aqiyaarta waxaad ogaataan in jecayl la jili karo without seexasho. Yaanan is gaaleyn anagoo xushmeeneyno gabdhaheena somalida. Dadkeenii saas ayeey ku dhaqmi jireen genaration ka genaration.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, January 10, 2001 - 09:53 am TO~~~NASRO. Walaasheed hadii marba aad aaminsan tahey in saaxiibtimada la iskula seexdo 50% amaba ay suurto gal noqon karto,waxaan kuu sheegi lahaa adoo raali iga noqonaaya in gabdho badan oo hore fikradaada oo kale u aamin sanaa ay waayeen gabarnimadoodii aaqirkiina ay ku dambeeyeen mustaqbal xumo iyo aakhiro seeg. marka aniga waxaa iga talo ah in hadii ay fikradaas kugu cusubtahey iska ilowdo oo aad raadsato qofwanaagsan oo ku guursada. Hadii aan qaldey nafteyda iyo sheydaan bey ka ahaatey hadii aan saxeyna ilaah bey ka ahaatey. sidaas iyo nabad galyo
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, January 11, 2001 - 04:13 am ku; lee sxb waad ku mahadsantahay fikradaa laakiin waa nin iyo aragtidiis qudboseradusu maahan wax xaaraan ee dadka qaarkiis ayaa u arko qudbo sare sababta aan ula jeedana waxay tahay in leys nikaaxsado intaan sareer leysla tegen taas oo labada qofba sharaf u tahay hadiise qalad dhacay waxay ila tahay qalad qalad inaan lugu sixin wiil lal iyo gabdhaba qalad waan wada gelnay hadana wada gelnaa marka waxaa ila fiican in aanu joojino shuruudaha badan ee guurka dadka ku xiraan ee la fudu deeysto taas oo aan qofka lagu xirin sida taan maanta qurbaha ka taagan tussalahaan inuu sharci leeyahay ama dhalasho inuu aroos weyn oo lagac badani ku baxdo uu bixiyo doonis qaalia in labada qof ay ku saleeyaan guurkooda iney u arkaan dantooda ee aysan jirin waxdan ah inlabada qof ay kabaaraan degaan goorkooda inta aysan ku dhaaaqin iyo waxayaabo kale oo halkaan lagu soo koobi karin ku; LEE sxb anigana waxaan kula degenahay yurub ee meel dhee kaama jiri ee adiga intee yurub ka joogtaa
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, January 12, 2001 - 06:19 pm To Aliyare, waad salaamantahay, adigoo iga raalli ah mr. lee wuu kaa saxsanyahay oo qudbo siradu waa xaaraan. Haddaan kuu micneeyo xaaraan waxaa ah eexii ilaahey iyo nabigeennu ay xaaraatimeeyeen oo ma aha arrinta sida aad u sheegtey ee aad tiri" dadka qaar baa u yesta iney qudbosiradu xaaraan tahay" Qudbosiro waxaa la yirahdaa gabar la iska mehersado iyadoo aan lala socodsiin gabadha waalidkeed, walaalaheed, ehelkeeda iyo qaraabadeeda. Taasna waxaa xaaraantimeeyey nabigeennii SCW wuxuuna yiri" qofkii dumar ah ee la meheriyaa waligeeda(mostly aabaheed,walaalkeed,adeerkeed,abtigeed iyo...)la'aantii meherkeedu waa xaaraan waxbana kama jiraan" Aliyare waxaan kaa codsanayaa ha ku deg degin inaad dhahdo waxan waa xaaraan ama waa xalaal adigoon cilmi u laheyn.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, January 15, 2001 - 04:47 pm TO: ALL Ilaaheey ha inagu soo hanuuniyo waddada toosan. Aniga waxaan Qurbaha joogaa muddo ka badan 15 Sanno, intii iigu danbaysay waxaan joogay USA about 12yrs. ma dhihi karo naag Xaaraan ma arag laakiin waxaa iga hubaal ah in aan gabar aan guur ka rabo aan Xaaraan ugu tegin haddii ay iyada iga dalbatana aan Guursanin, Qudbo sirada waa xaaraan..TUUG ayaa tahay oo waad xadday gabartii..THX Lee for the good response..wixii la qariyo Qurun aa ku jiro, ALIYARE ma HAWIYE aa wax kuu galeen..maxay tahay Bililiqada.. Nasro I hope U don't give Up your Virginity that Easy and all Somalian Girl.PLEASE and PLEASE..
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, January 16, 2001 - 03:04 am ku QOOQANE THNKS AWOOWE marka hore waad ku mahadsantahay rayigaaga waxaana u muuqataa nin wax wax garad ah taas oo ay soomalida badankeeda u taqaan nin qabiil yahana sidaadoo kale sxb waa run HAWIYE waan kadhashey oo taas been kuma aadan sheegen laakiin sida aad fikradeeyda qabiil uga cabirtey waxaan ka dhihi lahaa iamvery sorry for that bro tan kalese fikrad iyo qabiil maxaa isu keeney mise hawiye naceeb lee kaa tahoo wixii xun hawiya leh miyaa si kastasba sxb ha noqotee 20 sano ayaan qurbo joogey kuma ilbaxeesida sixiib waa loo dhashaa waayo waxaad ila muuqataa nin careeysan hawiyanu wuxuu dhahaa nin caroodey laga badiyay tan xigta waxaan kaa qaatey fikradada oo e heed qudbo saro waa xaraan wixii rasuulkeenu yiri waan rumeeysanahey ee taas hadaan ku qaldamey sxbada kale ee arintaa ka xanaaaqdey raali ahaada waayo soomali waxay tiraahdaa aqoon daro waa u nacab bul shada sidaas iyo qayr aanu isku dhaafno
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, January 16, 2001 - 02:40 pm nasro aad iyo aad ayaad u mahadsan tahay sida wanaagsan ee aad u hadashay laakiin wali hadalkaagu wuu kala dhimanyahay saboobtooah qof diinta ku dhaqmaa ma sameeyo waxyaalaha aad shegtay markaa ragoo dhana isku mid maaha wax xidhiidh oo aan guur ahayn oo jiraan ainuu jiro ma aaminsani hadad dood ka qabto igala ssoxidhiidhi columbus ohio EMAIL Mabruuk24@maktoob.com
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, January 16, 2001 - 02:40 pm nasro aad iyo aad ayaad u mahadsan tahay sida wanaagsan ee aad u hadashay laakiin wali hadalkaagu wuu kala dhimanyahay saboobtooah qof diinta ku dhaqmaa ma sameeyo waxyaalaha aad shegtay markaa ragoo dhana isku mid maaha wax xidhiidh oo aan guur ahayn oo jiraan ainuu jiro ma aaminsani hadad dood ka qabto igala ssoxidhiidhi columbus ohio EMAIL Mabruuk24@maktoob.com
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, January 18, 2001 - 03:20 am to qooqan hawiye ku was waxalaga hadlaayo kahadal. mdaxaa ladahay waana jiran tehee is soo daawey
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, January 18, 2001 - 11:28 pm To Nasro, We are not making a big deal if you are willing to lose your virginity !
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, January 19, 2001 - 12:25 am Hi Nasro! Aniga ma qabo figradaas ah in lala seexdo wiilka marka hore intaadan is aroosin ka hor. Wiilasha ma jeclo ineey guursadaan gabdhaha eey la seexdeen ee sidaas u ogow horta. Aniga waxaan la soo saaxiibey wiilal intaan gabarta ahaay kuwaas oo qaarkood iiga dhigay ineey noormaal tahay inaan la seexdo maadama aan koleey is guursan doono,,,,marka wax alaaleba waxaan kala kulmey ilaahey baa ogee walaaley ogow ineey been la abuurey eey tahay. Wiilna ma guursado gabar uu la seexdey si xaaraan ah. Wiilka hadeer ah duqeyga een sida aadka ah u jeclahay waligiis iskuma uusan dayin inuu ila seexdo asagoon i guursan xitaa waxuu iska ilaalin jirey inuu korkeyga taabto. Maantana ma maleeyn kartid siduu romance u yahay xili walbo buu ila ciyaaraa,iga farxiyaa. Mar aan weeydiiyey saygeeyga hadaan la seexan lahaa guurka ka hor inuu i guursan lahaay waxuu iigu jawaabey MAYA,"sidee baan u guursanaa gabar aan la seexdey". Marka ogoow sidaas walaashiis inaaysan habooneyn in lala seexdo wiil aan aheeyn duqaaga,ogowna wiilasha somalida waxaa haaya "QOOQ",eey rabaan inuu ka jabo markaaseey ku leeyihiin waan ku guursanaa,mar alaalena markuu "QOOQA" ka jabo guur warkiisaba daaye arkiba meeysid.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, January 24, 2001 - 06:27 pm Nasro marka hore waan ku salaamey iyo inta aqrisaneysaba Waxaan rabey in aan ku weydiiyo in aad gabar tahey iyo in kale? Hadii aad gabar tahey ha bixin alaabtaada intii kii calafkaada uu noqdo uu guri ku geysenaayo. Hadii aadan aheyn wax la isku daaliyo ma garanaayo oo big deal looga dhigo. Mida labaad aan rabey in aan ku sheego it all depends labada qof waxey ku heshiiyaan. Hadii ceyriin lagu kala qeybsatey, biseel wax lagu isugu imaado ma jiro. Mida Sadexaad sida aad kor ku sheegtey in aad degan tahey annandale anigana waxaan deganahey alexandria haddii aad rabto waad igala soo xiriiri kartaa wixii talo iyo tusaale ah. ahmedabdi99@yahoo.com
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, February 02, 2001 - 10:37 pm siiiiiiil guuuuuuuus siiiiiiiil guuuuuuus
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, March 04, 2001 - 05:47 pm THIS IS MA BA LET ME NOW PLS
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, March 07, 2001 - 02:02 am TO NASRO. WALAL WAA LUGU SALAMAY HORTA NIN WALBA WAA SIDOO O ARGOO RAGA NIMADANA WAA LO KALA DASHAY OK LAKIIN ANIGO INAN AYAN JECLA MODO BADAN OK MOSTAQBALNA IOY QUUR WAAN KAA RABII LAKIIN MALIIN KALIYA IS MAAN ODAN LAA SIIXOO WAYOO WAXAN OGAHAY XISIHII AAN OO GABAY INOO IGA BABAYOO WANA RUNTA WAXYALAHAS OO KALAY WALYS KU JECLADA LAKIIN HADANA WALYS KU NACA .. AND REMEMBER THERE THIN LINE BETWEN LOVE AND HATE OK I WISH U THE BEST .
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, March 07, 2001 - 08:33 am beerlula alahaayow baladweyn intaad tirir in ka badan kuma dareen. waah waah. waa run ninka hadduu ku jecel yahay xaraan kuuma quuro. xalaal mooyee. in future i hope i can find guy who is looking " xalaal" not place for oil change only.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, March 12, 2001 - 03:54 am to.high st sis magacaga ayaba e dilay oo kalay maa guur doon baa thay o ghabadadan xalal radinaysa . waxan ku edii wabad hesaysa e miid kaliye ego hees baal
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, March 12, 2001 - 06:15 pm KU: Nasro. KA: Yaabane. OG: wasaaradda hidaha iyo dhaqanka. Walaashiis, iska daa in aad dadkoo dhan cambaareyso, waa dhici kartaa sida aad sheegeesid lakiin wax adiga lagaa arkey adiga waaye haduu saas kugu sameeyey, marka haddii aad tahay qof serious saas kuguma dhici la heen.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, March 27, 2001 - 07:10 pm TO:NASRO IYO DHAMAAN INTA JAALIYAD EE SOOMAALI AH OO SOO BOOQATA BEEJKAN. ASALAAMU CALAYKUM DHAMAANTIIN. NASRO WAXAAN KUGULA TALIN LAHAA INAADAN MARNABA KU FAKIRIN INAAD GABARNIMADAADA AAD KU BIXISO SI SAHAL. KOLAY WIXII AAN DHIHI LAHAA WALAALAHAY AYAA HORAY KUUGU SHEEGAY LAAKIIN WAXAAN UGU DARAYAA DHAMAAN GABDHAHA SOOMAALIYEED EE DIBAD IYO GUDABA JOOGA INEY ILAAHAY CABSIDIISA IYO RAALI AHAANSHIHIISA WAX WALBA OO AY SAMEENAYAAN KA HORMARIYAAN, WAXAADNA OGAATAA NIN WAA BAHAL OO INTUU KARKA HAYO AYUU WAX WALBA KUU MACEEN KOLKAY DHAAFTANA WAA WEJI CUSUB OO ANIGAYGAAS AYAA WAXAASI OO KALE SOO ARKAY MARKA WAXAAD TAHAY GABAR IS ILAALI WAA HADII WELI KUU DHOWRSOON TAHAY. WABILAAHI TOWFIIQ
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, March 28, 2001 - 07:29 pm SLAAN DHAMAANTIIN...... BEERLULA, RUN BAAD SHEEGTAY WALAASHIIS. WELL SAID. AYDOO RUNTA LA OG'YAHAY AYAA MARARKA QARKOOD HAWO KU QAADAYSAA........ SIDAY HORAY U SHEEGTAY MISS HIGH ST WAXAY RABAAN MEEL OILKA AY ISKAGA BADALAAN. SIMPLE TELL THEM TO SEE THE OIL CHANGER MEANING GABDHAHA CADAANKA....THE BLOND AND OFCOURSE THE RED HAIR. QUESTION FOR HIGH ST DO U LIVE MELBOURNE U DON'T HAVE TO ANSWER.
|