Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Europe: Italy: GABDHAHA SOM- ITALIA JOOGA MAQORAAN AFKA TALYANIGA
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NAPOLI 2001

Monday, January 08, 2001 - 07:28 am
sxb inta badan waa ay yartahey in ay luuqada wadankan qoraan sababtoo ah
jawaabta idinka ayaan idiin daayey
NAPOLI 2001

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ZAKI

Monday, January 08, 2001 - 09:11 am
QORID iskaba daa warba uma hayaan qalabkaan casriga biyaati ayey dagaal kula jiraan.
iyo xanta biyaasada GEES ILAA GEES- BIYAASADA
lagamana isticmaalo guryaha ay ku nool yihiin
BYE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Donna Somala

Sunday, April 08, 2001 - 09:59 am
Scriviamo e leggiamo la lingua italiana, waa ka nadiifsanahay soomaalida aan nadaafada aqoon, internetkana waan ijaaranaa, sida meelaha ay leedahay shirkada Barakat iyo Jaamacadda la Sapienza, iwm.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ZZZ

Monday, April 09, 2001 - 07:24 pm
hey somali weyney
waxbaa idinka qaldan dadka joogan italia wey qoran weyna ku hadlan afka italianka
mideda kale dadka joogan italia waa dad dhaqnkii hastan ee mahin dadkani oo qurbaha soo galen oo la bedeli karo mideda kale hadii aad aragten qof qof oo aan si fiican ugu hadli karin ama qori karin looqada oo dadka isku mid mahin
teeda kale waxaad ku arkeysa italia dad joogan 40 sano oo aan luqadooda bedel oona qoran afkaka shisheyaha
ee ma is weydisen dadkan dagalka soo qaxen oo sida sahalsan luuqadoda u hilmamen

qayarta yaan leesku soo xad gudbin hee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Nona tuo:

Monday, April 09, 2001 - 08:53 pm
Asalamu Calykun
Zaki salan hoo horta 2 adaa daraadaa aa waqtiga iyo wayaha loo hilmamay in lagu soo xanbaaro oo lagu keeno qurbaka iyo meel aad ka qalqalsatid qaxooti nimo teda kale afqalad aqoon miyaa maya may Caro mio lol hakuugu tagnato :(


Haye Napoli AFQALAD AQOON MAHA TESORO MIO
soo dhawoow dhagta aan kaa qaniine adna :) horta maskadi ala ku siyeey oo yared iyo aragtida intee ugu so tagatay i hope in ay kuu yalaan meel oo lagaa soo biliqaysan sasabtoo eh qof u imatay in ay xamasho oo ay soo daadgureso adiga iyo wax kula mid eh shimee school adee ay wax qorow baranee, walow ay bartan 2 sac fasaxa badankood :(. Hada adaan sual ku weydiina ma qortaa talyaniga hadaa qorto bal igu soo jawab igana daa Napolitanka plz

wacalaykum salam