Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Europe: UK: UK: WAX BARTA AAN BARWAA1O GAARNEE...
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

IFTIIMIYE

Thursday, January 11, 2001 - 08:57 am
qof walba oo wax barta asiga ayeey anfaceysaa waxaana shaki ku jirin in la noqonaayo mudadaad maqneyd maxaad baratay?.xagga dhaqaalaha maxaad ka heysaa? ka faa"iideyso waqtigaaga inta goori goor tahay hana shalaaynin beri marka wadanka lagu noqdo. 20 jirkaaga waxa aad qabsato ayaad 60 jirkaaga ku nasataa.
hadaad tahay qolada jaadka aad ayey kuu quseysaa
wadanka waxaa wax ka qabsan kara ninkii wax uun bartey ogow ogow ogow...