Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Europe: UK: UK: Yaa arkey dhalintii wax ku soo baratay dalka shiinaha
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

fanah

Friday, January 12, 2001 - 11:21 am
waxaan ka mid ahay dhalintii wax ku soo baratay
dalka shiinaha.Marka waxaan doonayaa inaan dib u xiriirno dhamaan dadkii oo dhan wiilal iyo gabdho
haddii aad taqaan ama aad ka mid tahay igala soo
xiriir -gure2001@yahoo.com, iga raali noqo waa
dad is raadinayo oo kaliye.

just looking my old friends pls don.t iterfer if your not one of them or helping.

fanah-shiino

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NAGEEYE2001

Tuesday, January 23, 2001 - 10:21 pm
walaal marka hore waan ku salaamay salaan ka bacdi fanah shiino waxaan kula socodsiinayaa shiinaha waxaa joogi jiray adeerkey ayaa waxbarasho ku joogay shiinaha magaciisa waxaa la dhahaa cabdi xassan warsame waxuuna joogaa dubai haddii aad u baahantahay ama aad aqoon u leedahay aniga ayaa kula soo xariirinaayo haddii allah yiraahdo intaas iyo nabad galyo ,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

fanah

Sunday, January 28, 2001 - 03:30 am
Nageeye Waan ku salaamay salaan ka dib waad
ku mahadsantahay

by fanah