Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Europe: Sweden: Yaa arkey dhalintii wax ku soo baratay dalka shiinaha
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

fanah

Friday, January 12, 2001 - 11:31 am
waxaan si culus u raadinayaa dhamaan dhalintii wax
ku soo baratay dalka shiinaha wiilal iyo gabdho.
Haddii aad taqaan ama aad ka mid tahay fadlan
igala soo xiriir gure2001@yahh.com.

If you are not one of or helping pls dnt interfer
friend looking friends.

fanah-shiino

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

muuse

Monday, January 15, 2001 - 06:49 am
fanax waan ku salaamay si aad iyo aad ah ayaan ugu
faraxsanay inaan did u xiriirno waxaana kuu rajeynayaa adiga iyo asxaabtaada cimri dheer iyo
caafimaad.waxaan isku arki doonaa shiinaha waan
hubaa taas.


muuse nuur