Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Europe: Sweden: YAA ARKAY ARDADII ISMAACIIL MIRE 1985-1986 LAASCAANOOD
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

LAASCAANOODI

Friday, January 12, 2001 - 04:44 pm
WAXAAN RAADINAYAA ARDADII DHIGAN JIRTAY DUGSIGII DHEXE EE ISNAACIIL MIRE EE LAASCAANOOD 1985-86

HADAAD DUGSIGII DHEXE DHIGANAYSAY ILA SOO XIDHIIDH

CALI AXMED XUSEEN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

JEEJNIYA

Wednesday, January 17, 2001 - 01:06 pm
Waryaa ninkan reer laascaanod xageed degan tahay sxb,anigu ma dhigan jirin iskuulkan balse reer laascaanood baan ahay,saaxiib magaalada dadka ka yimid oo dhami waa isku qabiil(dhulbahante),markaa dhalinyara halkan degan ee faamiligaasna waa ku yar yihiin inta laascaanood iskuul ka soo dhigatay sxb.
Waxaan aqaanaa Rashiid jeenyo,Axmed Goofadhe,Jaamac kaliil,Xassan cabdi cabdala,iyo kuwo kale oo badan oo stkhlm degan