Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Asia: Pakistan: Iam worry about the rejectees... cases
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

nin-joogijiary pakistan

Sunday, January 14, 2001 - 06:29 am
waxa aan aad uga xumahay dhalinta sharafta leh ee ay INS ay ku khaldameen ee ay diideen.
saxiibayaal waa nasiib ee iska samra oo mar uun baad helidoontaa waxa aad rabtaane ducadana waan idiin soo dirayaa intii ay aqbaleen ee ku sugan usa idinka waxaan idin lee yahay asaxaabtaas ducada iyo wixii wax aydin ku daraysaan ka gabina .
Somalida joogta pakistan waxaan lee yahay Sinda baad meeraa paayi yooo
khudaa aviz