Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: North America: USA: Baafin c/qaadir shire samantar,(surcad)
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

deeqo cali cabdi

Monday, January 15, 2001 - 03:26 am
waxaan baafinyaa ninkaa magaciisu kor ku xusan yahay iiguna war danbaysay isagoo aaday ameerika
fadlan cidii garanaysaa haysoo hagaajiso
tell; 937-5860438 ohio.wiilka oo qabiilkiisu yahay ciise maxamuud, muuse ciise,reer cabdi
anaigana magacaygu waa deeqa cali cabdi maxamed,
waana ina adeerkay.
cid alla iyo cidii taqaan haygala soo xiriirto
telefoonkaas
waa mahadsan tihiin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdi

Friday, March 02, 2001 - 09:14 am
Deeqo waxaan Garayaa Reerkiisa laakiin isaga ma aqaan. Waxaan aqaannay walaalihiis Bashiir, Hassan, iyo Abdinur.

Waxaan waydiinayaa dad aan filayo inay garanayaan ninkaas, waana kula soo socodsiin doonaa haddaan helo.

Good luck