Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: North America: USA: Walaalayaal waxaan ahay wiil soomaaliyeed oo ku nool west Columbus waxaan rabaa gabadh diinta taqaan ama gabdhihii khaliijka ama reer abu dabay waxaan rabaa inaan guursado
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AKRAM

Tuesday, January 16, 2001 - 07:48 pm
waxaan usoo bandhigayaa gabdhaha soomaaliyeed inay ka faaiidaystaan jaaniska waxaan ah wiil soomaali ah oo dagan columbus ohio waxaa jiraa 24 sano waxaan dhigtaa Columbus State Cummunity College hadaan kuu faahfaahiyo qaabkayga waxaan ahay dadka midabka soomaalida sacaanka lagu sheego tintayduna waa jicantahay dherekayguna waa dhexdhexaad waan shaqaystaa afar saacadood maalintii sobobtoo ah inaan waxbarto ayaan rabaa markaa waxaan Ilaahay ka rajaynayaa mid khayr badan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

arab hater

Saturday, February 17, 2001 - 12:32 pm
bro , tough luck. i mean its hard to get a women on the net and all. but i think you just need to look for some in your school, iam sure there are some decent sisters there. and why are you limiting yourself to women that grew up in the middle east. they are not necesserally more religious than other sisters. my honest recommendation for you though is to go to the xalaqad at your local mosque , especially on the weekends and , after the xalaqah is finished you could spot some muxajabaat sisters outside the mosque. wish you the best . your brother that loves islam,but hates arab wusses.