Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Somalia: Baafin..Axsaabti Hoteel OlimbiK**
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Deeq

Wednesday, January 17, 2001 - 09:54 pm
Ahlaam Dadoow.....

Waxaaan Halkaan ka baafinayaa..dhalinyaradi daganed agagaarka Hoteel Olimbik, Biibitada Macsharo, Baar Cariish, Hoteel Sharmaarke,
Walalayaal Umadaas.waxaa igu danbaysay..9 sano ka hor. Badankoda waxan isla dhigan jirnay
{Dugsiga Hoose Dhexe 21 November, Qaarna waxay dhigan jireen Maxaludiinka Maxamud Mire}..
Hadaba Waxi wax war & wacaal ka haya ha ila so xariiraan......................................

PS: Walaahi waxaan u xiisay BARXADI BUSLEEY IYO TII QALQAALO..maxaa afargooley ku ciyaarnay..*

Nabadeey iyo Is Maqaldanbe Dadoow!