Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Europe: Belgium: Waxaan ahay doob guurdoon ah
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, January 18, 2001 - 02:53 am
To:Dhamaan gabdhaha soomaaliyeed ee Belgium.


Waan idin salaamey marka hore, marka xiga meesha waan ku dhintey oo kacsi baa idiley.
Xaaraana inaan galo marabo, markaa waxaan raadinayaa gabar soomaaliyeed oo guur u diyaar ah.

Aniga waxaan ahay wiil soomaaliyeed oo Belgium degen. Jaadna macuno sigaarna ma cabo.

Waxaan raadinayaa gabar soomaaliyeed oo guur diyaar u ah oo aan sheeka badan u baahneyn...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, January 30, 2001 - 12:09 am
ar doowoow xaal qaado biljim waa laguula degan yahay ee gawar ma jirtee meelahaadi wax ka raadso

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sahrakiin

Tuesday, April 10, 2001 - 11:24 pm
To: Doob

Waad salaaman tahay marka hore gabar guur u diyaar ah waa la heli karaa laakiin hadalakaaga waxaa ku jira hadal xun sida ah sheeko badan u baahnayn taas waxaan u arkaa in aa tahay qof wax qarsanaya tusaale gabadha marka hore waxa ay u baahan tahay in ay barato dabeecadaada waxa aa tahay adigana waad ku qas ban tahay in aad baratid gabadha waxa ay tahay marka hadalkaaga dib u gu noqo(doob) nabadeey