Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Asia: Pakistan: To all my Thugs in Pakistan
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wiil-loo-yaqaanay-2pac

Thursday, January 18, 2001 - 10:30 am
Waa idin salaamay salaan kadib...this is your man talking to ya'all(2pac)hadaad xasuusataan waraada wax aan idiin sheego walaahi this world is funny...meeshaan USA waxaan ugu imaaday dad laga keenay Utanga iyagoo dhar wadan oo wada qaawan aan luqada englishka ah wali master garayn...nimanyahow walaahi i am proud of pakistan and the period of time that i spent there for it had benifited me alot,maanta waxaa halkaan joogaan dhalinyaro wiilal iyo gabdho isugu jiraan oo marka ee nolosha USA arkeen moodeen inay Janada joogaan oo dhaqankii ka tageen oo sidii xoolaga u nool laakin walaalayaal taas waxaa ka daran xagaan waxaa jooga dad wadankaan more than 6 years joogeen oonan wali walaahi job application qoran karin hadaad aragtana siduu u labisanyahay iyo gaariga uu wato waxaa is leedahay kan ma Nawaz Sharif ayaa dhalay mise haduu bank soo jabsaday laakin maalintaa tiraa waraaqadaan maxaa ku qoran indhuhuu kor u taagaa.....war nimanyahow wax hala barto meeshaan ceeb ayaa ka dhacdee...waxaan ilaahay ku mahidanaa anigoo nolol iyo qurbo waxay tahay og ayaan maanta dal gaal imaaday,gobol kasto iyo magaalo kasto aan tagnay dadkii pakistan ka yimaaday waa lala yaabanyahay oo dad shaqa xamaali ka shaqeeya ma aha kuligeen intii jaamacadaha soo dhameeyay our field-related shaqooyin ama tarjumaad ayaan ka wada shaqaynaa...yacni we are blue-collar workers...marka nimanyahow waxaan idin dhihi lahaa mudada aad joogtaan Pakistan ka faa'iideysta...sidaas iyo nabad galiyo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Takilaman

Saturday, January 27, 2001 - 03:26 am
Thanks brother tupac. i understand your point its clear to me.. as you know brother we are doing our business here . every body takes his or her course becouse we are in educated land 'pakistan' so we are not going to waste our time.. thanx for your information. and die for paki khuda aviz