Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Africa: Waxaan u hambalyeeneynaa safiyo sharif osman iyo maxamad maxamuud shirwac oo wiil ugu dhashay usa
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

harun sharif

Saturday, January 20, 2001 - 06:15 pm
HAMBALYO HAMBALYO SOOMAALIYEEY
ANAGOO KALA AH
AABE SHARIF OSMAN MOHAMAD
HOOYO CAASHO OMAR HUSEIN
FAADUMO SHARIF OSMAN
AAMINO SHARIF OSMAN
SAHRO SHARIF OSMAN
HARUN SHARIF OSMAN
ASAD SHARIF OSMAN
IYO WALIBA XAASASKOODA IYO CARUURTOODA WAXAAN HAMBALYO IYO BOGAADIN U DIREEYNAA SAFIYO SHARIF OSMAN IYO MAXAMAD MAXAMUUD(SHIRWAC) OO AFARTA BISHAN KOOWAAD WIIL UGU DHASHAY MAGAALADA MENESOTA EE DALKA MAREEYKANKA LOONA BIXIYAY (HARUN)WAXAAN LEENAHAY HARUN NOQO KII DADKIISA DIINTIISA IYO DALKIISABA ANFACA IDINKANA AAMIIN U SOO DHAHA