Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: North America: USA: WARSANGELLI ----->
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WARSANGELLI MAN

Sunday, January 21, 2001 - 09:57 am
Assalamu calaykom
Dhammaantiin waad salaaman tihiin dallinyarta WARSANGELLI meel kasta ood joogtaan.
1. waxaa is waydiin leh meeyey dhulkeenii iyo dadkeenii?
2. maxay ku suganyihiin?
3. miyaanay ahayn waxa ay ku sugan yihiin dib u dhac,jaahilnimo,nolol aad u hoosaysa marka loo eego goboladda aan jaaraanka nahay?
4. miyaan ka aqoon liidanaa?
5. miyaan ka hanti yarnahay?
6. miyaa la inaga dadnnimo fiican yahay?
7. maxay ku dhacday in aan la hayn hogaan addag oo beeshu yeelato,sidii lagu yaqaanay ka hor sagaashan sanno?
8. maxaa loo waayey MAXAMUUD CALI SHIRE cusub?
9. in ay odayaasheena qaarkood Hargeysa u adeegaan qaarka kalena Boosaaso u addeegaan labadaana aan waxba uga dhexayn ma wax ina qobtaa?
10.maxaa loo waayey dhallin yaro midawda,iskuna dayda in ay wax ka qabtaan duruufta xun ee ay dadkeena gudaha ku nooli?

dhammaanteen waa in aan helaa jawaabaha su'aalahan!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abshir

Wednesday, January 24, 2001 - 10:30 am
Ninka waxan halka ku qoray Warsangeli maaha....
Waa Dhulbahante cid kale maaha.....
oo yaa kale oo saqajaanimada iyo xaasidnimadaa yaqaan.
Yaa kale oonse colaadin cidaan Harti ahayn.....
Waar ordoyoo Habar Jeclo aada

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cali jabuuti

Wednesday, January 24, 2001 - 04:58 pm
warsan galiga daaya hanoolaadaan. waxaax ahay
nin reer jabuutiya oo miisiga tuma,saaxiibkay cabdi/salaan jiimi.iyaa ka dhashay, hanoolaadaan
abid isagaanan ka aqaanaa warsangali.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WARSANGELLI MAN

Thursday, January 25, 2001 - 07:18 am
walaal Abshir waa inagii cid kale ma aha ee aan runta isu sheegnno haddii aad rabtonna igala soo xiriir mahamud67@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xaashi

Thursday, January 25, 2001 - 08:01 am
Waa maxay Warsangili?
Ma waxaad ka waddaa Qabiil Soomali ah? Mise waa nin magacii?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xaashi Dhabe

Thursday, January 25, 2001 - 08:55 am
Xaashi,
Waxad tahay nin yasan....halkaasaa lagaa gartaa inaadan nasab ahayn...waxan se sifiican kuugu jawaabi lahaa hadaad qabiilkaaga sheegi lahayd......
Waad baqaysaa sababtoo ah waxad ogtahay inaadan qabiilnimo igula doodi karin......

Is sheeg ninyohow......mise waxad tahay kuwa hadalka ka adag ee xabadaba ka carara....fuleynimada lagu taagey oo dhulkii oodhan laga qaaday

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xaashi

Friday, January 26, 2001 - 03:50 am
Ma ceebbaa haddii lagu weydiiyay Warsangeli waxa uu yahay, teeda kale, haddii aad nasab tahay maxaad sanka nooga gelinaysaa waxaan la aqoon.
Reer baadiye laga roon ah ayaad ahayd markaagii horeba, mana jecli inaan la hadlo khaniisyada.

Get a f*cking life, it is you and people like you are responsible what's happen in Somalia.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xaashi Dhabe

Friday, January 26, 2001 - 05:56 am
Iga daa dhareerka oo...car is sheeg cidaa tahay
Inaadan nasab ahayn taasaa kuu cadaynaysa....
Warsangeli adigaagan uraya kaagama baahna barasho, waa the richest, the most educated, the most noble tribe in Somalia...

Adigu cidaa tahay is sheeg...dee hadaadanba ahayn kuwii noo shaqayn jirey.....waa iska caadi markaana oo waa gartaa....inaad cadha hadashaa...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xaashigii Warsan wasay

Friday, January 26, 2001 - 09:35 am
Qabiil waxaad wadataa loogu yeero magac naageed, haddii uu jiraba qabiilka ad sheeganaysid.
WARSAN GELLI, oo xaggee degaan dadkaan, dhar ma xirtaan mise waa qaa-qaawan yihiin.

Su'aalbaa lagu wediiyey ka jawaab adoon caytamin
laga roono yahow.

Do you really wanna know why I'm giving you such hard time, because you are a low life, no good, rotten to the core motherf*cker who has no idea what has taken place in the last ten years, and wants to keep the flames of hatred and triblism burning. Besides, have you stopped and thought about this forum, it is a forum created for the Somali communities to exchange and share information, not useless/gabage Warsan gelli type mambo jambo. Get the Picture?.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xaashi Dhabe

Friday, January 26, 2001 - 09:49 am
Adiga waan garanayaa waxa ku haya:
Warsangeli ayaa hooyadaa iyo walaalahaaba dhabay maxaa kaloo ku gubaya ood qabiil intaad maagtid isu qarinaysaa weliba..

Waxad tahay kuwaanu markaanu magaalooyinkooda tagno aanu jawaanka bariiska intaanu utuuro hooyadood iyo walaalohood noo keeni jirey....

Warsangeli ma gaadhi kartid, ilayn hooyadaa baadba ka kirayn jirteye.....maxaa ku haya oo noo sheeg bal aan kaa daweynee.....
Hadii kale walaahay sidaa daa ahaw ciil baadna u dhimanaysaaye ogow...sababtoo ah Warsangeli waxba kuuma oga...afkaaga urayana waxba kaga qaadimeysid...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ahmed

Friday, January 26, 2001 - 09:56 am
Xaashi aboowe Warsangeli dad oo layaqaan waaye..waa dad nasabadooda aan shaki ku jirin....
Ani Warsangeli ma ihi laakiin asxaab badan aan kuleeyahay ani waxan ahay nin oo Isaaq reer koonfureed ah.

Adiga is aa lagu dhahay cidaada...maxaad u caytamee mise waxlee ku qarinaysaa cayda..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xaashi

Friday, January 26, 2001 - 10:01 am
Warsan gelli koodii wax bartayba haddaad adiga tahay, dad meesha waa ku jabay qabiilna meesha kuma haysid. Nin weyn oo leh nin baan dhabay, maba ahayn inaan kula hadlo, haddana hawada waan ka baxay illeyn khaniisyada lama sheekeestee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xaashi Dhabe

Friday, January 26, 2001 - 10:06 am
Adigu raga haysku tirin naag baad tahaye....
Garashada naagtaad leedahay markaa u malayn maayo inaad nin tahay.....

Is sheegi weydey...
Raganima daro waataa.......mise waxbaad qarinaysaa oo qabiil lagu dherersan karo kamaad dhalan.......
Waxad u hadalaysey sida dadka soomalidu yasto oo kale....waa iska caadi ilaahaybaa umadiisa abuurtay......

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xaashi

Monday, January 29, 2001 - 05:13 am
AAN CAYDA ISKA DHAAFNNO
waxa igu kalifay in aan warsangelliga nebcaado waa sidan:annagoo yaryar ah ayaa aabahay dhintay ka bacdina waxaa walaalo noqonay niman warsangelli ah xaga hooyo,nimankaa oo aad ii xumeeyey.
waxaan ka mid ahay dadka aanahayn warsangelliga haddana la nool,haddaba aan cayda iska daynno waxaaynu nahay xidid iyo xigtoba e xaalna waa bixinayaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xaashi Dhabe

Monday, January 29, 2001 - 06:21 am
Xaashi,
Waxan kuu sheegayey inay raganimadaada wax ka dhimanyihiin sow ma cada..Nasabadaadan wax baa ka dhiman weliba, nasab ma tihid ee meesha ka bax jaahaa gubaye..

You are sick....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

daacad

Thursday, February 08, 2001 - 03:59 pm
Ninkaagan xaashi dhabe la baxay horta halkaa cayda ku jooji oo ha daba gelin ninku hadduu
runta kuu sheegay aakhirkii,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jego

Sunday, February 11, 2001 - 05:30 am
hi to
aniwaaba ku wareeree warsangali iyo cooramale
goormay ogaadeen in wal;aalo yahiin
hada waaba is waaleestaane
mise qaxaa walaalo ka digay
warsangali laftiisaaba kashakiyay
cooramale bilaaw giis maayabe

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xaashi Dhabe

Monday, February 12, 2001 - 03:12 am
Jego,
Waryaa wiilkow, Cawramale waa Warsangeli weligiina waa layaqiin dad ayaana ka jooga dhulka Warsangeli ga oo kaga hadhay Cawramale markay qaxeen iyagana waxa loo yaqaan Cawramale ee magac kale malaha.Markaa adiga lagu weydiin maayo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Baraagaha qol

Tuesday, February 13, 2001 - 06:15 am
marka uu horeysa waxaan jeclahay inaan u jawaabo,ninka isku magacaabey Abshir, fadlan waxaan jeclaan lahaa inaad aflagaadada iyo edebdarada joojiso,waxaan filayaa inaadan warsangeli aheyn,sababtoo ah warsengeli iyo dhulbahante waa walaalo is jecel oo qadarin iyo xishood kala mudan,hadii aad warsengeli tahay ha u noqon mar dambe inaad saas u hadashid.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abshir

Tuesday, February 13, 2001 - 07:49 am
Dhulbahante wax kale kama shaqayo colaadinta iyo xaasidnimada Harti.Orodoo dhegeyso laba nin oo dhulbanahte ah oo meel isugu yimid, amba Warsangeli ayay wax ka sheegayaan amba Majeerteen.Iyaga oo Habar Jeclo wax ka sheegaya ma maqlaysid...dhulkii oodhana Habarjeclaa ka qaaday......waa maxay colaadan Harti ee nimanka ku fogaatay.
Mida kale intay Isaaqa u tagaan oo u naagayaan ayay ucaayaan oo laxantaan Hartiga kale.Weligii nin Habarjeclo ahi nin Habar Yoonis amba Habar Awal ah kula xamanmayo.
Nimanku miyaanay Harti ahayn?
Markaa anigu wax run ah ayaan ka hadlay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ma Qosle

Thursday, February 15, 2001 - 02:18 pm
Waxa Dhan Aad Isku Xabeeybineysaan Waa
Qashin Iyo Quraafaad Ee Niicda Iska Daayee
Alle Idin Abuuray Ka Baqa
W/salaam Warahma-tu-Laahi Wabarakaatu

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xaashi Dhabe

Friday, February 16, 2001 - 03:30 am
Ma Qosle:
Waa maxay waxaad ka hadlaysaa?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, February 17, 2001 - 06:43 pm
iam warsangelli and here is something good for all of ya: get a life, don't you have better things to do than QABIIL. i love my qabiil, but you should know that this site is for somali people to understand each other, not for them to hate each other cause of qabiil and i really feel sorry for you, but know that somali people are better off without you people making war between us. we don't need you, you know and don't make a bad name for the warsangeli people cause all of us are not like you , assallaamu aleykum.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xaashi Dhabe

Monday, February 19, 2001 - 02:48 am
Anon:
You are not Warsangeli...you are are an idiot dhiiga tuuba lagaga jaqay......
Qabiil waan u baahanahay inagu....we need more qabyaalad hadaanahay Warsangeli.......Aduunkana waa inuu siduu ahaan jirey ku noqdaa...Harti iyo Isaaq ba sidaan afka uga garaaci jirey waagii aynu qabyaalada niqiiney ayaan rabaa in aduunku ku noqdo...

Markaa Anon get lost we don't need the likes of you...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xadeed

Friday, February 23, 2001 - 12:55 am
salaan kadib waxa ila quman in dadka halkan wax ku qorayaa ey si hufan wax uqoraan si haasaawuhu unoqdo mid nuxursare leh ; waayo cayda iyo in qofku been ka sheego mowduuca uukahadlaayo waa wax aad ufool xun , tan labaad waa in aan qofku sheegan umad aanu matelin , iskana horkeenin umada ; waxaad ogaataa qofka halka wax ku qorayow in aad isasoo taagtay miis qiimaynayd,waayo waxaa qoraaalkaaga akhrisanaya malaayiin dad ah , waxaad tahayna waxay kagaranayaan waxaad qortay:

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xaashi Iyo Wixii Edeb daranba dhabe

Friday, February 23, 2001 - 03:15 am
Wixii edeb daran anaaba ka hela....Hooyadood oo mid Warsangeliyi intuu jawaan bariisa u tuuray dhebayo ayaan film ka daawisiinayaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, February 23, 2001 - 01:05 pm
xashi aboowe i am sorry, but i don't lie, iam warsangeli and i can swear to god iam, anyway i didn't call you names and if you thing you are that good you shouldn't call me names.somali people are somali and that will never change. you ;are given qabiil to identify urself not to make war, i told you that already. not one person is writting their qabiil on the site just warsangeli, when will you ever realize that you are somali tooo, asalaamu aleykum and god bless you all.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ningubtay

Friday, February 23, 2001 - 02:05 pm
WARSAN GELLI GEED MIRO LEH OON XOOLAHA GEESAN JIRNAY BAAN U NIQIINAY, GOOR MA BUU QABIIL NOQDAY?
MISE XOOLAHEENI BAA WARSANGELI ISU BEDELAY?
WAR JAWAAB DEG-DEG AH HA LA ISIIYO

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Nin gubtey Aaabihii dhaba

Monday, February 26, 2001 - 03:51 am
Ningubtay:
Waan kaa filay inaadan xusuusan waayo waa kuwii adiga oo soo taagan oo indhahaagu shan yihiin hooyadaa dhabi jirey intay jawaan bariis ah u tuuraan.Aabahaana weliba odhan jirey islaanta la dhaca.........Guskii hooyadaa lala dhici jirey ayaad ogtahay waa waxaad u cadhaysantahay
Markaa armaad aabahaa Warsangeli yahay....ha necbaan ninyohow....

Nin caloolgalkaagii ogaa haatanse ciroobey
Oo sir iyo caan kuu yaqaan lagama ceeb doono

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ningubtay

Monday, February 26, 2001 - 03:37 pm
awalba qaniisnimada iyo fasahaadnimada waa waxaad caan ku tihiin, marka la idin la yaabi maayo. xaqiiqda markaan u hadlana, hadde, warsangelli "XAARKEEYGA" kama aqaan. hana iga xumaan walaalaayaal. sidaa baana iga daacad ah.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Nin gubtey Aaabihii

Tuesday, February 27, 2001 - 03:36 am
Anaa ku dhalay...nin gubtey aabahaa baan ahay.Ilaahow yaa ikaa tusa.....walee inaan layga kaa aqoon.....weliba waxan filayaa hooyo markaanu xaalayney kiish bariis ah inaan siiyey.Bal hada hooyadaa weydii way kuu sheegaysaa.
Markaa aabe war mahayside dadka hayska caayin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Lover

Tuesday, February 27, 2001 - 08:58 am
What the •••• are ya ppl talking about?i have never known i good Warsangili man,c'mon let's admit it,i mean their women are dominant than their men just like the other Daaroods,plz all of you take a drink and just chill coz ya'all are wasting your time on nonesense.i got to admit too you people have good women and i like you for that..Ilaahay naagihiina qayr iyo cimri dheer hasiiyo....Damn am i obssesd with Warsangili women?naaah i don't know,but they do know how to ride on dicksssssssss.....Love ya Women,nimankiina laakin waa jelous motherfuckers and Askar u nool inay naagahooda ilaaliyaan laakin that never happens so chill guys and get a life and get the •••• out of the net.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Lover aabihii

Tuesday, February 27, 2001 - 09:02 am
Lover,
ADIGUNA GARUUCDAANU dhalay baad tahay..........ar maxaanu caruur siideyney........walee guskaygu si fiican u shaqay....Walaahay waxan ku dhaaran lahaa inaan amba anigu ku dhalay amba rag aan garanayaa ay ku dhaleen............ilayn jawaanadii bariiska iyo sonkorta ahaa een daadin jirey ma khasaaroobin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

buraan

Sunday, April 01, 2001 - 04:38 pm
Waxay aniga ila thahay midgaha
caytamaya warsangeli waxba yeeli
maayaan aniga waxa igala edebdaran
ninkii baabkan furay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ahamed

Monday, April 02, 2001 - 02:29 pm
Inkasta oo aanan Warsangeli ahayn hadana kama fogi, dowlad burburka inagu dhacay waxa kadaran sheeka buburka inagu dhacay ilayn adigoo darooda iidoor urayaa afkiisa hakugu soo taago ayaa kuugu daran. Ninka Warsangeli wax ka sheegayow nasabnimada Warsangeli ayaad ka masayrsantahay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, April 10, 2001 - 08:15 am
this is not guys I AM W BUT IT THE BEST

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

u go figure

Thursday, April 12, 2001 - 05:51 pm
to lover.

you never had a warsangeli women so stop tripping fool....a wersengali women would never go down to your level...low life ••••...got your facts straiht before you run your mouth in here aight..


peac.


ps.. and pls lets stop with this qabil crap..it wont take us no where...