Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: North America: Canada: WARSANGELLI--------->
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WARSANGELLI MAN

Sunday, January 21, 2001 - 10:02 am
Assalamu calaykom
Dhammaantiin waad salaaman tihiin dallinyarta WARSANGELLI meel kasta ood joogtaan.
1. waxaa is waydiin leh meeyey dhulkeenii iyo dadkeenii?
2. maxay ku suganyihiin?
3. miyaanay ahayn waxa ay ku sugan yihiin dib u dhac,jaahilnimo,nolol aad u hoosaysa marka loo eego goboladda aan jaaraanka nahay?
4. miyaan ka aqoon liidanaa?
5. miyaan ka hanti yarnahay?
6. miyaa la inaga dadnnimo fiican yahay?
7. maxay ku dhacday in aan la hayn hogaan addag oo beeshu yeelato,sidii lagu yaqaanay ka hor sagaashan sanno?
8. maxaa loo waayey MAXAMUUD CALI SHIRE cusub?
9. in ay odayaasheena qaarkood Hargeysa u adeegaan qaarka kalena Boosaaso u addeegaan labadaana aan waxba uga dhexayn ma wax ina qobtaa?
10.maxaa loo waayey dhallin yaro midawda,iskuna dayda in ay wax ka qabtaan duruufta xun ee ay dadkeena gudaha ku nooli?

dhammaanteen waa in aan helaa jawaabaha su'aalahan!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jibril

Monday, January 22, 2001 - 06:03 pm
Salaamu Aleykum

Saaxiib waxay ila tahay in talada aad sheegaysid
iyo wanaaga aad ka hadlaysid ay ku haboontahay
in aad ka dhex sheegtid Warsangeli......

Warsangeli, wax dhibaata ah oo haysta ma jiraan..
Soomali weyn bay wax la qabaan...

Ka shaqee sidii Soomali oo dhami wax u wada qabsanlahayd....Qabiil....qiimo ma leh..

Jibril...