    WARSANGELLI MAN | Sunday, January 21, 2001 - 10:27 am -------------------------------------------------------------------------------- Assalamu calaykom Dhammaantiin waad salaaman tihiin dallinyarta WARSANGELLI meel kasta ood joogtaan. 1. waxaa is waydiin leh meeyey dhulkeenii iyo dadkeenii? 2. maxay ku suganyihiin? 3. miyaanay ahayn waxa ay ku sugan yihiin dib u dhac,jaahilnimo,nolol aad u hoosaysa marka loo eego goboladda aan jaaraanka nahay? 4. miyaan ka aqoon liidanaa? 5. miyaan ka hanti yarnahay? 6. miyaa la inaga dadnnimo fiican yahay? 7. maxay ku dhacday in aan la hayn hogaan addag oo beeshu yeelato,sidii lagu yaqaanay ka hor sagaashan sanno? 8. maxaa loo waayey MAXAMUUD CALI SHIRE cusub? 9. in ay odayaasheena qaarkood Hargeysa u adeegaan qaarka kalena Boosaaso u addeegaan labadaana aan waxba uga dhexayn ma wax ina qobtaa? 10.maxaa loo waayey dhallin yaro midawda,iskuna dayda in ay wax ka qabtaan duruufta xun ee ay dadkeena gudaha ku nooli? dhammaanteen waa in aan helaa jawaabaha su'aalahan!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!! |
    mullah | Tuesday, January 30, 2001 - 04:13 am Warsangeli man. i believe u should understand u should not post such things on a public places whether u are warsangeli or not, i think u should know where to get them if u have advise for them. please mind your business and this is not a place where pple debate on tribal & trivial issues. get loss. by the way warsangeli are noble pple and good citizens, so dont use their name and post this nonse. get a life boy u fucker. mullah |
    Zool#1 | Saturday, February 03, 2001 - 09:12 pm mullah YAA USTAAZ INTA MAALAK WA MAAL IL NAAS. IRAAJIL XUR, YINAADI WARSANGALI WALE GHEERHUM MUSH SHUQLAK YA ZOOL. HA YAA SAATIR, NAAS FAZIICIIN |
    namsa | Sunday, February 04, 2001 - 01:21 pm To mullah and zool#1 waan idin salaamay ka dib eesh qisatu haada ili samii nafsuu warsangali shaklu kida jaahil mush faahim aslan eesh biyaktub or ifan ixtimaal kharaf bikutru kharaaraba huwa yiktubhaa |
    Garaadle | Thursday, March 01, 2001 - 12:31 am Alaaa alaa maxaa jaahil laysuku keenay yurub |