Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Middle East: Middle East wadankee loogu qaatay?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Curious

Tuesday, January 23, 2001 - 09:00 am
Walaal waxaan ahay nin ku nool waqooyi America waxaanan jeclaa inaan caruurtayda geeyo wadamadaa muslimiinta. Marka waxaan jeclaa wadanka middle east ugu roon xaga diinta, waxbarashada iyo dhanka nolosha aysan aad qaali u ahayn. Please hadii aad khibrad u leedahay ama aad ku noolaan jirtay amaba kuu nooshahay dhulkaan aan tilmaamay: your advise is most welcomed. Waxaan kaloo jeclahay inaad tixraacdo dhanka bini'aadnimada siday ku yihiin inay ku liitaan iyo inay ku fiican yihiin. Thanx.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

king.of.riyadh

Saturday, January 27, 2001 - 01:13 am
hoortaa salan waar waxan ku edii waxad gaysaa carurtaa wadankaa syria nulool jaban dad fican ioy macishad jaban 200 dolar aya ku filan