Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: North America: Canada: Walaalayaal halkan hasoo eegaan reer siyaad xuseen oo kaliya
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jelle

Saturday, January 27, 2001 - 01:53 pm
walaalyaal waad salaaman tihiin walaalahayga
waxaan jeclaystay inay halkakan ku kulmaan dhalin
reer siyaad xuseen meel kasta oo ay aduunka joogan
waxaana rajeynayaa inay noqoto meel lawada yimaada
anigu waxaa lay yiraa jelle
sidaa iyo wadda xiriir wacan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

caagane

Saturday, February 10, 2001 - 08:01 pm
To: jelle
walaale waan ku salaamaya marka uugu horeysa intaaas kadib,walaal aduunkii baa hada isku uruursada qaarad qaarad iska daa laf laf e,marka walaalkiis tolka (yacni beesha sade)ha kala shirshirin.waa iga kaftan intaas''''intaan oraneysid siyaad xuseen''''''''dheh sade deetana aqoon waydaarso ama is bar''''''''''':)
nabadey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jelle

Tuesday, February 27, 2001 - 09:23 am
to.caagane.

walaal waanku salaamay marka hore tan xigata waa
runtaa oo way wanaagsan tahay inaan tolkoo idil
sooqaado laakiin ilaah nagama dhigin laan gaab
oo iskuma koobi karo sade oo kaliya mar haddii
ilaah naga dhigay nation farabadan waana mahad aaleh,soomaada garan. waana mahadsan tahay.
halkaana hanooga sii socoto.