Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Europe: Sweden: Maxaa gabdhaha loo ceebeeyaa markay arin dhex marto wiil somaliyed
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wiil somali ah

Wednesday, January 31, 2001 - 11:59 am
waxaan arkaa wiilala ka sheegaya guskood been ama ka been abuurayo wax aysan sameen taas oo ah in ay yiraahdaan TAASAA waan ka qabsaday ama waan nuujiyey
Arintaas waa ceeb lagamana hadlo adiga & gabadhaas wixii idn dhexmaray amase been lagama sheego

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abaay

Monday, February 19, 2001 - 02:47 am
salaamacaleykum, Abow!!

Abow taas waan kugu raacsanahay, oo ma aha in laga sheego gabdhaha been iyowax aan dhicin. Hasayeesshee wiilasha sidaas sameynaayo waa wiilal reer baadiyaal ah oo aan aqoon sida loola dhaqmo gabdhaha walaalahood ah.


abaay iyo walaasheed

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

daalac

Monday, March 12, 2001 - 03:30 am
war intaas lee miyaa mase wax kale ani gabdhaha
waan ku shaqeystaa bitch camal waan gadaa
mafahantay ee zweden way danbeysaa ma ogeen
bitches my business waxaan rabaa in aan iska waso
habeenba naag . nin ka sheekada soo qoray hadaan
kamid ahaan lahaa dadka zweden kula dagan waankuu
dhameyn lahaa . afkaada weyn yaa lagaa wasin
raga filamadooda kabax.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

FAHMI

Thursday, March 15, 2001 - 09:57 pm
Daalac sxb waxaan umalaynayaa inaad waligaa adan gabar soomaliah aad lakulmin mase gabarkalba waxaad tahai ignor aanan ogayn waxadkuhadleesi .have u hade Gentelman never tell