Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Europe: Switzerland: "BAAFIN GABAR SOMALIYED"
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Baadi doon

Wednesday, January 31, 2001 - 12:13 pm
Dhamaan umada somaliyeed waad salaaman tihiin
salaan kadib waxaan baafinayaa gabar la yiraahdo
"RAXMO SAYLAC" oo iigu war danbaysay inay joogtay swisska
Gabadhaas oo aanan garanayn qabiilkeed laakiin waxaan u malaynayaa in ay aheed BAADI-CADE ama XAWAADLE qofkii garanaaya fariin ha ii reebo
mahadsanadiin dhamaantiin