Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: North America: USA: NIN DOONAYA IN UU GUURSADO (3) GABDHOOD OO SAAXIIBO ISJACEL AH KALI AH OO DOONAYA IN AY WAX WADA QABSADAAN RELATIONSHIP KAA SOO KADHAXEEYA (3 MARWO IYO 1, MUDANE). I'LL APPRECIATED IF YOU TAKE YOUR TIME AND READ IT OVER. THANK YOU
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MUDANE

Wednesday, January 31, 2001 - 05:51 pm
ANIGOO AH (MUDANE)OO MUDO 10 SANO AH KA FAKIRAYAY GUURKA LAGU GUURSANAYO QURBAHA AYAAN WAXAAN FINALLY GO AAN KU GAARAY IN UU GUURKU UUSAN AHAYN IS KA GUURSO UU YAHAY WAX LAGA FIIRSADO SABAB TOO AH SOOMALIDAA WAXAY KU MAAH MAAH DAA "IN TAADAN FALIN KAFIIRSO" HADABA HADAY JIRAAN 3 GABDHOOD OO DIINTA WAX KAGARANAYA OO SAAXIIBO LILAAHI AH OO DAA CAD ISKU AH, OO GARANAYA IN AY JIRTO IN LILAAHI IYO LAQDABO AY SAN MEEL WADA MARIN, SI WALBABA HA AHAATEE. SO IF YOU THINK THERE IS ANY ONE OUT THERE WHO KNOWS WHAT I'M REFERING TO, PLEASE TAKE THIS AS A CONSIDERATION AND DETERMIND HOW IT WOULD FEEL LIKE WHEN YOU EXHILE OF FEARNESS KNOWING THERE IS SOMETHING OUT THERE HUNTING YOU, HOWEVER, ITS ONLY ON OUR MINDS BUT THE FACT IS WE IMAGEN THINGS THAT DON'T EXSIT. AT THIS POINT THE ONLY SOLUTION TO THIS QUESTION IS TO PRETEND THERE IS NOTHING TO FEAR AND AT THE SAME TIME TO THINK POSSITIVELY SO YOU CAN HAVE OPEN DISCUSSION AS A GROUP. IF YA'LL THINK THIS IS AN INTERESTING TOPIC OR PERHAPS HAVE IDEAS PLEASE I'D LOVE TO HEAR YOUR COMMENTS TO THIS ISSUE.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Queen

Thursday, February 01, 2001 - 01:41 pm
Qadar walaal waan kusalaamay.

thanks for give me the time to read.

Markii ugu horaysay waan xanaaqay, markii danbana waan naxay, markii kuxigtayna waan farxay, markii ugudan baysayna waan calool xumaaday.

Hadaan kuu kala sheego waxaan ula jeedo waad ila garan doontaa sababta.

(1)Markaan xanaaqay, waxaan kaxanaaqay xooga kugujira in tuu le egyahay

(2)Markaan naxayna, waxaan kanaxay garbar ilawadaagaysa nin kayga.

(3)Markaan farxayna, waxaan kufarxay ubadkayga in uu san (MADI) kudhimanynin, ama walaal la aan uusan noqon doonin.

(4)Markaan calool xumaadayna, waxaan ka calool xumaaday saad u fakaraysid iyo saad udoonayso si wada jir ah in aad wax iskula qabsataan iyo siday san gab dhahaan halkaan googa aysan kuula garanay nin arintaas muhiim ka ah aad ka hadashay.

Whow ever, every one of as hadaan noqodoono (MARWOOYIN) ALAAH give as devern minds, ama maskax kaladuwan.

Aniga shaqsi ahaan waxaan ahay mid kaala qayb qaadanay sa arinkaas (HADAAD ISOO WAYDIISAN WAAN KAAGA JAWAABAYAA HOW)

Midakale walaale (Qadar)aniga majicli in aan gabdho saaxiibo ah samaysto, sabab too ah waa i mushquulinayaan , sidaa daraadeed ayaan kaaga caawin karin gabadh saaxiib lilaahi aynu nahay

Blase haday jirto, gabar aan nu nahay is ku maskax, walaashaydii qaaliga ahayday ilasoo xiriir, ama qoraal soo raaci page kaan aad ra yigaaga ku dhii banaysid, si aan nu wax ula qabsano walaalkayaga qaaliga ah, ee ah (QADARKA SOO BAXAY EELAGU MAGACAABO (QADAR)).

thanks Qadar, don't you ever give it up, untill we all yo become, one famaliy, lamagac baxay (family Qadar).

Diyaariye
Queen
Ilaah baa boqor ahee.

Bye QADAR iyo gabdhaha MARWOOYINKA in ay noqdaan doonaya.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Queen

Thursday, February 01, 2001 - 01:44 pm
Qadar walaal waan kusalaamay.

Thanks for give me the time to read.

Markii ugu horaysay waan xanaaqay, markii danbana waan naxay, markii kuxigtayna waan farxay, markii ugudan baysayna waan calool xumaaday.

Hadaan kuu kala sheego waxaan ula jeedo waad ila garan doontaa sababta.

(1)Markaan xanaaqay, waxaan kaxanaaqay xooga kugujira in tuu le egyahay

(2)Markaan naxayna, waxaan kanaxay garbar ilawadaagaysa nin kayga.

(3)Markaan farxayna, waxaan kufarxay ubadkayga in uu san (MADI) kudhimanynin, ama walaal la aan uusan noqon doonin.

(4)Markaan calool xumaadayna, waxaan ka calool xumaaday saad u fakaraysid iyo saad udoonayso si wada jir ah in aad wax iskula qabsataan iyo siday san gab dhahaan halkaan googa aysan kuula garanay nin arintaas muhiim ka ah aad ka hadashay.

Whow ever, every one of as hadaan noqodoono (MARWOOYIN) ALAAH give as devern minds, ama maskax kaladuwan.

Aniga shaqsi ahaan waxaan ahay mid kaala qayb qaadanay sa arinkaas (HADAAD ISOO WAYDIISAN WAAN KAAGA JAWAABAYAA HOW)

Midakale walaale (Qadar)aniga majicli in aan gabdho saaxiibo ah samaysto, sabab too ah waa i mushquulinayaan , sidaa daraadeed ayaan kaaga caawin karin gabadh saaxiib lilaahi aynu nahay

Blase haday jirto, gabar aan nu nahay is ku maskax, walaashaydii qaaliga ahayday ilasoo xiriir, ama qoraal soo raaci page kaan aad ra yigaaga ku dhii banaysid, si aan nu wax ula qabsano walaalkayaga qaaliga ah, ee ah (QADARKA SOO BAXAY EELAGU MAGACAABO (QADAR)).

Thanks Qadar, don't you ever give it up, untill we all yo become, one famaliy, lamagac baxay (family Qadar).

Diyaariye
Queen
Ilaah baa boqor ahee.

Bye QADAR iyo gabdhaha MARWOOYINKA in ay noqdaan doonaya.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Suleeqa

Monday, February 05, 2001 - 11:03 am
To Qadar hawo badne

Have hi to you

Please give m'prake.

You sound to me, like jocking, put if you not jocking, i my have advice for you.

Look for one like me, and work for it.

I got you'r E.Mail.

Bye sweety.
Suleeqa caday.