We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, January 31, 2001 - 10:25 pm Fadlan walaashaydii qaaliga ahayday, haday dhirirkaagu udhaxayo, 6'0 and 6'05 dhirir kaana ugu dary qurux, that will be excebtable. To all sisters. Dhamaan gabdha walaalayaashay ah, oo doonay in ay guursadaan ama in ay dagaan waxaan lasocod siinayaa, in uu halkaan jirio wiil walaal kood ah oo doonaya in uu guursado, isagoo islamarkaana ugu bishaaraynaya in uu yay wiil ilaahay wax lawada, ilaahayna uu udhameeyay dhinac walba markaan leeyahay dhinac walba, taa waxay kutusinaysaa "dhirirka iyo quruxda aan doonayo in aan iska raadinay nin, "imagen that. Hadaba, walaashaydii qaaliga aheeyday hadaa doonayso in aad aduunyadaan (riyada) ah isaga xarooto oo ilaahayna aad u cebaado raasto. Thank you for your time to read my massage, I'll appreciated if you keep in touch, and any further discussion. Sincerely, Qadar. Contact me at: nolimit_reccord21@hotmail.com
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, February 01, 2001 - 12:40 pm Hi Qadar how are you doing bro. This is one fo the fine good looking grils, plus ilaahy ugudary (hieght)dhan 6.02 how it sounds to you arintaas, perhaps good. walaale hadaad ciyaarayso kumadarin, laakiin waxaad u qoraal egtahay wiil sharaf iyo haybad u dhameeyay ilaahay. The other side, i can't say nothing, allot of enamey amaba cadow rag ah out there. dhinacaaga iga fiiri. jaaw aboowe Aliyah
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, February 03, 2001 - 04:46 pm Nasteexo: Aboowe waan kusalaamay. Waan maqlay erayadaada xiisaha leh, waana ku af gartay, hadaba hadal badan mafiicna. Waan kula soo xiriirayaa walaale ee saa la soco sidaas iyo nabad galyo iyo ismaqaL danbe oo xiisa leh. Dhirikaygana waa 6.03 tall byee Nasteexo
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, February 06, 2001 - 01:43 pm Qadar Aboowe waan kusalaamay. Waxaan ka li ah oo ku oran lahaa, i know you the man, or above average whatever, if i will be One of these good looking girls, puls have the hight's, i won't tell my slef to be one of tham. Maxaayeelay, eather way they are not going stop keep contacting you, and nore you are not going stop keeping one of them. So pro please give me prake i am not going to be one of them, anles you give me somethinks to prove you, then i will contact you. have good lucky. pye Damac wanaag.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, February 07, 2001 - 12:18 pm Sahro Waryaa Qadar waar ninyahay ragga soomaaliyeed meel howga dhicin!!! mey ahayn kuwo qurux lagu doorto ee waxan yihiin kuwo dadnimo,karti,dabeecad,aqoon iyo aragti dheer lagu xusho ee nin yahow wax lala shir tago la imow
|