Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: North America: Canada: SIDEE XAL LOOGU HELI KARA FURIINKA BATAY EE QURBAHA??
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

XASAN

Friday, February 02, 2001 - 04:46 am
WAA IDIN WADA SALAMAY DHA MAANTIIN.

WAXAAN BUGAAN U FURAY SI AAN U KALA FAA IDEYSANO ANAKA OO IS CAAYNIN TAAS OO AAN ULA JEEDO CAYDO HA REEBNAATO?

BAL AAN U SOO NOQDO WAXA AAN BUGAAN U FURAY.

1- MAXAA KALIFAY IN EEY RAG & DUMARBA LAKALA ROONAAWAAYO OO EEY DHACDO 100%95 IN OOW GUURKOODO KU DANBEEYO QASAARO WAA KUWA JOOGA QURBAHA, MAXAA ARINTAAS U SABAAB AH?

WAXAAN JECLAHAY IN AAD IIGA JAWAABTIIN SU'AASHEYDA ADINKA OO AAN WAX ISKU DHIMIN RAG & DUMARBA WAANA KU MAHADSANTIHIIN JAAW.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

rashid awad

Friday, March 09, 2001 - 01:39 pm
waxay iltahay: ninamka iyo naagaa is furayaa marka hore waxay kawada yimaadeen somalia markaawaxa haboon inay is xaqdhowraan waxaan qabaa "naagta iyo ninku wa qof keliya ee labo maaha"
hadii gabadha somalia lagu dulmi jiray inalagu dulmo maahayn halkannasidoo kale ninkuna waa lamid walaalayaal is xaqdhowra. Thanx u v--r much
qore bro rashid xaaji awad

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xaar-xaar dhalay

Tuesday, March 13, 2001 - 11:31 am
ar dadkaan somalida ah LABO-LABO badanaa. mid kasto intuu somalinet so galo ayuu dadka waydii yaa wax aan suaal ahayn. qaati ayaa idinka taaganahay. jawaabtaadii waa tan::::

< haduu furiinkii batay, ha la iska daayo is guursiga oo guur la'aan ha la isaga dhergo. maxaa lagu falaayaa kharajkiisa iyo khasaarihiisa iyo shalaaytidiisa.> ma ka heshay jawaabta.


markaa dad wax waydiinaysid ra'yigaadaa marka hore la soo bandhigaa.... you get it.

ka dib ayaa dadka rayi la waydiistaa.

maahee meesha lalama yimaado suaal doqomeed aan af lahayn iyo waxa aad raadinaysi ujeedadeeda.

waxaan filayaa in ay cashar kuu noqoto.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cadoofe

Tuesday, March 13, 2001 - 03:08 pm
Waad salaaman tihiin dhamaantiin xaar xar dhalay
axmaq baa thay waadna xaartay .
Oraah dayda markaan ka dhiibto sidaan u malaynayo waxay ku haboon tahay in jacayl la is ku arooso gabdhahana laga daa yo odayaalka la gu darayo oo la yiraaho naa ninkaada soo xulo gaal lee hanoo kee nin waa ogahay naaga badan oo doofaara oo gabdhaha somaliyeed magac xun sii ya inay jiraan marka ha la is fahmo raguna gabdhaha
ha xurmeeyaa meeshii aan lig ligi jirnay ma joognee basar ha lagu socdo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ahmed

Monday, March 19, 2001 - 12:55 pm
Xal hadaa rabto sxb waa nimanka oo dhibka dhaafaan oo nagahooda caawinyaan ee ma aha in hurdo iyo sheeko iyo wax aan loo joogin lagu jiro dhibka nimanka oow ka yimid ee naagaha ma aha sxb aan runta isku sheegno, naagaha oo dhan ma fiicna laakin nimanka aa dhibka keenay lama joogo somalia ee hurdada halaga kaco, Saxiiba yaal waxaa horay loo dhahay dibi iyo dameer mid kii waaga ku baryo aa la rartaa marka nimanka somaliyeed waa in eey hoosha dhinaca kala qabtaan ee caruurta iskoolka geeyaan eey soo adeegaan ee naagta kaliya ilaaheey uma qorin in eey ayadalee sameeyso

Bye bro and sis

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, March 31, 2001 - 10:36 am
reer canada waxay u badan yihiin dad is mooday in ey canada ku dhasheen amaba iloobay wadankii iyo dhaqankii iloobeen marka is ka ilooba somalie ??? reer holland wey inka duwan yihiin.