Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Europe: Italy: MAXAA LOO CAAYAA GABDHAHA ITALY JOOGA MISE?WAA
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

terza

Monday, February 05, 2001 - 02:22 am
Waxaa layiriwaxaa is og farta iyo meesha bugta maxaa ka jira in ay cay mutaan hablaha jooga italy maxeyse kaga duwan yihiin ma waxaa loo qarinaa waa reer maagaaliin maxaa lagu diidaa reer-magaalnimada haddii ay ka horeeyaan hablaha kale ee joogo adunweynaha kale. weli ma fahmin aniga.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

macoow

Wednesday, February 14, 2001 - 09:18 pm
to terza waa sax laakiin sisaa ogtahay bina aadanka waa xiiso badanyahay wixii ufiican mayaqaan ilaa uu waayo dabadeed uu bilaawaa shaleen hadaa kudhaxridid fuusto balab ah manoqanaayo raali ilaa lagabixiyo lagunatooro banaan ka kadib buu dareemaa qiibaha malabka
wiilasha wee og soonyihiin in gabdhaha jooga
talyaaniga ee yihiin malab ama ka siimac yihiin
sababto waa kuwii diraayay lacagta una diraayay
walaalahood ama waalidkood dagaalka inta uu socday
iyo kahorba.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Siisib

Monday, April 09, 2001 - 09:14 pm
Asalamu calekum

ala afkiina cano mac lagu qabey
waa sidaad u sheegten sheekada ee
gabdhaha italia joogan waa gabdho wax tar leh
oo ilaa iyo hada dadka wax taren dadkoda waa kuwa joogan italia

mideda waxaa loo leyahay waxaasi oo dhan waa dad reer magal ah oo aan ka xanaqeynin hadaladsi
iwm lakin af macaan waa wax fiican oo gabdhaheyna somaliyed ay ku farxan in ay ka maqlaan wiilashoda somaliyed
lakin dadku isku mid mahin
sida aad wax u fahmeysan idinka hadii ay u fahmi lahayen wadanekna nabad buu ahan lahaa

byee dhalinyaro