Skip to main content

.

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Europe: Netherlands: Netherlands: SU'AAL RAG&DUMARBA?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

bucshir

Monday, February 05, 2001 - 05:07 am
waa idin salaamay dha maantiin,

waxaan maraar badan isweydiiyay maxaa badiyaay furitaanka qurbaha taas oo aan ula jeedo rag & dumarba markii qurbaha loo soo baxay maxey uga tageen dhaqankoodi oo eey uga doorteen mid aan la iqiin &waxaan lamaqlin waligeed,

aniga oo hada aanan dalalka qaarkoow farta ku fiiqeynin waxa aan raba qof ii sheego waxyabaha aan kur ku soo sheegay waxa kalifay, waxaan idinka codsanaa in aana lees caynin oo les ixtiraamo ok waane ku mahadsantihiin jaaw

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

rali

Sunday, April 08, 2001 - 12:02 pm
To Bucshir

Waan ku salaamay salaan kadib .aniga waxaan daganahay dalka uk amaba sida aad u taqaan England
Marka hore aan isku kaa sheego waxaan ahay wiil

Furiinka waa qadar ale wixii dhacayana 1000 sana ayeey kaa ween yihiin ayey Somalidu ku mahmahdaa
Furiinka waxaa keenay ayadoo laga tagay abaabintii wanaagsaneed eey hoyo ku abaabin jirtay wiil ama gabar taas waxaan ula jeedaa inta aad wiil amaba aad tahay gabar waxaad arki jirtay hoyadaa oo dhaqankeedu wanaagsanyahay balse hada dhaqankii waa laga tagay
anigoo cidna ku eedeynin dumar & ragba la duloow
Insha allah weey hagaagi doonta balse adiga walaal ku dadaal sidii aad ugu dhaqmi lahayd dhaqankii wanaagsanaa ee hoyo macaan kugu soo abaabisay & abe wanaagiisi & dad kii laxushmeen jiray .ismaqaldane

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

rali

Sunday, April 08, 2001 - 12:06 pm
To Bucshir

Waan ku salaamay salaan kadib .aniga waxaan daganahay dalka uk amaba sida aad u taqaan England
Marka hore aan isku kaa sheego waxaan ahay wiil

Furiinka waa qadar ale wixii dhacayana 1000 sano ayeey kaa ween yihiin ayey Somalidu ku mahmahdaa