Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: North America: USA: WAXAA USA LAYGA SOO MUSAFURIYAY XAQ DARO MAXAAN SAMEYAA.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

said49@hotmal.com

Tuesday, February 06, 2001 - 01:44 am
Waxaan ahay inan somali ah degan sweden,waxan haysta dhalasho sweden ah, kasoo aan u bahnayn wax viso ah marka at tegayso USA/Canada. Sanadkii
1997, Anigoo dalxiis ugu socda Boston, Waxan diyarada ku kulanay dadsomali ah oo iyaga donayo in ay qaxoti isku dhiban. Markii ay ogadeen in dadka aan isku jinsiyad nahay bay waxay tuhmeen in aan aniga soo kexeyay. Markii ay u cadatay in aan wax shaqo ah ku lahayn, bay waxay yirahdeen waa in aan ku celinaa ama maxkamad ku sii daysaa.
waxaa markaa igu jirtay caro weynaan u qabay nidamka sida kii afrika oo kale ah oo ay leyihiin waxaan doortay in aan ka noqdo . Markaan diyaarada ku sii noqonayay bay waxay ii sheegeen in aan USA ku soo noqon karin mar kale, Waxan rabaa in aan tago, waayo? Axsaab badan baa iga joogto TELL ME Maxaan sameeyaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, February 15, 2001 - 11:42 am
waa ku salaamay sxb waxaad samayn karta waxaa isticmaashaa sharci uu qofkale leeyahay markaad
inta ku timaadidna isdhiib saas aan kula talin lahaa. bye