    Guuleed | Wednesday, February 07, 2001 - 12:44 am To: Dhamaan exsomali people.... Waan idin salaamey marka hore , marka xiga waxaan idin xasuusinaya somalia éra is over. Awal waxaan oran jirney hadii uu qof ina weydiinyo wadankee ayaad ka timid waxaan oran jirney soomalia. Hadaba maanta wax soomaaliya layiraahdaa ma jiraan waxaan nahay wadamo badan oo exsomalia la yiraahdo. Wadamadaa waa Somaliland, Puntland, Hiiraanland , Southsomaliland..... Aniga wadankeygu waa puntland ee ma oranayo hada ka dib waxaan ahay soomaali.. Peace Exbrothers.....And Long Live Puntland..... |
    Mohamed | Wednesday, February 07, 2001 - 02:55 am To: Guuleed. Puntland hanoolato marka hore, marka xigtan salaan macaan iga hoo. Aan u soo guda galo oo aan araah ka dhiibto hadalkaaga, marka hore afkaaga caano lagu qabey, waxaad tahay nin waxgarad ah. Tan xigta maasha alaah waxaad tahay nin sideyda oo kale u fekeraayo, soomaali dhimatey waa runtaa oo hawiyaa god ku aasey. Hadey waxay la meeraysanayaa dowlad soomaali ah baa dhalatey, waxaa la yiri nimaan talin jirin haduu taliyo nimaan tagi jirin baataga. Dowlad hawiye madaxweyne ka noqdey maxay sheegi? hadii meesha majeerteen iyo isaaq ka maqan yiyiin waxaan u maleynayaa iney ruwaatadi ka socoto. Maxaayeeley maskaxdii baa maqan. waxaan qabaa ineysan jirin wax soomaaliya la yiraaho laakiin ay jiraan wadamo badan oo exsomalia ahaa sida puntland iyo soomaliland. Hawiyuhu hadey rabaan hawiyeland waalabixi karaan waxaase ka sii magacfiican mooryaanland. By Mohamed ibr.. Long live somaliland....... |
    AWOOWE | Friday, February 16, 2001 - 05:38 pm TO LABO RER BAADIYE WAXAAD TIHIIN LABO QAADKII U GOOYEY WAXAAN MARLA BAAD IDIIN SHEEGAYAA MEEL HAGAGA DHICINA UMADA SHARAFTA LEH EE WADANKAN BELGIUM KU NOOL, SHALAY AYAAD WADANKAAN SOO GASHEEN MARKAAS AYAAD XUMAAN LA WAREEGEYSAAN WAXAANA TAHIIN LABA NOLASHA KA DHACDAY EE BAADIYIHIINII KU LAABTA...... |
    Guuleed | Monday, February 19, 2001 - 11:39 pm To: Awoowe.... Magacaaga yaaba ku sheegaya inaad the past aad tahay. Please halkan nacnacdaada kala tag hadii aadan fikradaada ka hadley raadso meelaha awoowe yaasha ku wada sheekeystaan... Yuo're The past... Long Live Puntland... |
    Mohamed | Monday, February 19, 2001 - 11:42 pm To: Awoowe=ayeeyo... Ayeeyo waxaan kuu sheegayaa raadso meesha dumarku ku sheekeysto. Waxaan umaleynayaa inaad soo luntey, aaraahdaada ayaa laga hadlaa lama caaytam. Long Live Somaliland |
    AWOOWE | Thursday, February 22, 2001 - 07:24 pm TO LABA DHOORE PLEASE BE FACKEN NICE........ DHOORE WALBA WAA ISKA SOO DHOOFAY.... |
    Guuleed | Friday, February 23, 2001 - 03:34 am To: Ayeeyo.. Awoowe yaasha ha ceebeysan, adiga iyo ex waxaan idiin bixiney ayeeyo, maxaa yeeley sidii dumarkii ayaad u caaytameysaan. Please ka hadal fikradaada meesha waxaa loogu talagaley in fekradaha la isku wedaarsado. Hadii kale raadso meelaha ay adigoo kale nacnacdooda ku sheegaan. Long Live Puntland..... |
    Mahamed | Friday, February 23, 2001 - 03:43 am To: Guuleed.. Walaal guuleed waan ku salaamey oo afkaagana caana lugu qabay. Waxaad la heshey ninka awoowe isku sheegey xikmad macaan waayo waad igala soo hormartey ma!ahane waxaan u bixin lahaa mooryaan.... Hadalkiisaad ka garanaysaa inuu mooryaan yahay, xamar bey xaalufiyeen waa tuugadii dadka dhacdey oo waaba la raadinahyaa... Iska dhaaf waxaa soo kale waqtigaaga ha isaga qaadin ee nasiin saaxiib wararka puntland iyo somaliland aan ka hadalno iyo nidaamka fideraalka iyo meesha mooryaanta u dambeyn doonta... Long Live Somaliland........ |
    Guuleed | Monday, March 19, 2001 - 04:19 am To: Mohamed.. Waan ku salaamey marka hore waxaana kuu rajeynayaa kheyr. Teeda kale hadii aan kaaga waramo xaalada puntland waxaa mar dhow dhacayaa doorashada madaxweynaha puntland waxaana rajeynayaa inuu ku guuleysto sir : Abdulaahi Yuusuf Ahmed. Waadna la socotaa in dastuurkii puntland la bedeley dastuurka cusub waxaa ku jira iney puntland wax shaqo ah aysan kulahay soomaaliya oo waa hore dhimatey. Waxaana bisha agosto lagu dhawaaqi doonaa puntland ineysan kamid ahayn soomaaliya oo ay tahay dowlad xor ah. Waadna la socotaa xaalada somaliland oo aad ayey u fiicantahay, somaliland hada waxay leedahay baasaboor cusub waxaana aqoonsadey wadamo badan oo aduunka ah, xaaladeeduna caadaas ayey mareysaa.. Xiriirka labada wadan ee duriska ah walaalahana ah aad ayuu u fiican yahay , waxaana hadeer kasocota in labada wadan ay wadajir isaga kaashadaa xaga nabadgeelyada iyo xaga dhaqaalaha waayo waad la socotaa lacagtii been abuurka ahayd oo uu cabdilqaasim salaad xasan wadanka soo geliyey ineysan soo gaarin puntland iyo somaliland waayo cidii lagu qabtaa xabsiga ayaa loo taxaabayaa.... BY guuleed... |
    Somaali | Monday, March 19, 2001 - 05:02 pm Somalia ceeb iyo sharaf xumo uun baad ku hayseen sharafta Alla idin ka qaad ,Qaniiski ugu horeeyey waa from puntuland ,lesbiyankii ugu horeesey waa from puntuland ..noo dhaafa magaca waxaa rabtaan la baxee manaqiid yahow jeermiska Ummadda Somaaliyeed ka dhex u rayaa tihiin...inta kale Somali ha noolaato... |
    Jabarti isaaciil | Wednesday, March 21, 2001 - 02:49 am To: Soomaali(mooryaan).. Waxaan kuu sheegayaa waxa soomaaliya heerka aymaanta mareyso gaarsiiyey niman hawiye layiraahdo oo mooryaan ku magac dheer. Waxaan filayaa inaad adiguna kamid tahay, maxaa yeeley waxaan kagaranayaa hadalkaa meeshuu u dhacayo. Puntland waa dad sharaf iyo aqoon ilaahey kumaneytey, lisbiyaanka iyo waxa foosha xun oo aad sheegeyso waa dacaayad ka timi kooxda carta ee dowlad isku sheega ah. Magaca soomaalida oo aad noo dhaafa leedahay waa hore ayaanu xoorney oo waa magac laga faano, anigu ma nihin soomaali hawiye ee waxaanu nahay puntland state. Waxaana ku farxsanahay inaan soomaaliya ka go'no waxaa yeeley mooryaan iyo anaga isku derejo maanan nihin. Peace for puntland and dead for moryaan.. By Geberti Ismaaciil.. |
    Anonymous | Wednesday, March 21, 2001 - 07:58 pm Jabirtiyoow ! War xaniinyaha alla ku qabay.......waa faankii lagu yiqiiney reerkiina miyaa. Anagu, Anagu, Anagu ! War yaan lagula yaabin ee wax iskula har, ma garaneysid warka ka soo yeeri doona odaga bakhtin raba ee dhahdaan waa madaxweyne. Armaad ninyohow isu soo dhiibtaan nimanka aad hore uga hadashay. u badi haa... |
    Mr Jeberti ismaaciil | Wednesday, March 28, 2001 - 01:31 am To: Fuleyga magaciisa qariyey... Waxaan ku sheegayaa waxa aan ku hadley ineysan faan ahayn oo ay xaqiiqdii tahay, laakiin sidaan kaa dareemey waxaad diidan tahay xaqiiqadii. Waxaan sheegay oo keley iney puntland ay aayaheeda u tashatey waxaan idin kula talinlahaa nimankiina hawiye inaad aayihiina utashataa. Waxaad taqaanaan waa tuuganimo iyo biliqo, maba taqaanaa dowlad iyo habqaran. Waxaan kuu sheegayaa inaad afkaaga huurada badan madaxweynaha puntland ka dheerayso, waxaana kuu sheegaya in Sir Abdulaahi Yuusuf Ahmed uu yahay ninka keliya ee maanta caalamka ogyahay oo aan xaaraan ku kicin. Peace for puntland... By Mr jeberti ismaaciil |
    Xaayow | Wednesday, March 28, 2001 - 07:32 pm OH Please nigger! What type of Dowlad are we talking about here and are u telling me that the old man is saint... Well, again that your Faan... Wake up majeerteen and smell the roses, no one will allow that desert land you claim...you can have it if you prefer. But,I'm not sure if you'll be able to continue this claims next 5yrs, Hadde loo joogee |
    Jeberi ismaaciil | Monday, April 02, 2001 - 02:25 am To: Xaayow... Waxaan u maleynayaa xaayow inaad ku soo khaldantay, pleace raadiso meesha hawiyaha ay ku doodaan, halkan waxaa loogu talagaley only majeerteen. Puntland doesn't need any kind of xaayow, even more any kind of mooryaan=hawiye... Long live puntland...... By Mr Jeberti ismaaciil... |