Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Europe: Netherlands: Netherlands: ANY ONE FROM...............HAGUE
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MALEEYE

Friday, February 09, 2001 - 12:28 am
Dhalinta hague waxaan ahay wiil soomaaliyeed, mar dhaw waxaan imanayaa magaalada hague. Waxaan raadinayaa cid soomaali ah aan gurigooda ku dego, lacagta anigaa baxsanaya. Waxaan joogayaa labo todobaad. Cidii diyaar ula ah ha ila soo xiriiraan ama meel aan kala soo xiriiro ha ii reebaan. Waa arrin deg deg ah, waxaan jeclaan lahaa in ay cid majeerteen i qaabilaan ama daarood.[ Gurigu waa inuu nin rag ah joogaa]

Mahadsanidiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

saaxiib

Sunday, February 11, 2001 - 11:58 pm
to maleeye

boowe see kaa noqotay. waa maxay qabiilka,ha lay caawiyo aad leedahay hadana en( ga je eisen stellen?)dat is toch belachelijke bro.

maar 2de week oo aad Den Haag joogto maxaad ka qabtaa? hadii aad wax ka barto laga yaabo in aan ku caawino!!!

ee si fiican oo dadk awax u soo warso!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MALEEYE

Monday, February 12, 2001 - 02:20 am
saaxiib
boowe sinna igama noqonee caawinaad baan dalbaday waxaana ku daray cidayda meesha hadii laga helo baan jeclaan lahaa.
Waan kuu sheegayaa sababta aan u socdee, horta magaalada ma deggan tahay adigu oo ma isku kaa haleyn karaa?

Waxaan kaloo kaa rabaa caddeyn inaad tahay boowe run ah. af dutch xabbad kama garanayo, waxaan wataa af ingiriis meel uu ka yimid aan la garanayn iyo soomaali qaloocan, marka wax aan darbiyada ku qaraacdo waynmayo ee adigu xaggee baad joogtaa?

si deg deg ah ila soo xiriir.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SAAXIIB

Wednesday, February 21, 2001 - 07:16 am
to maleeye

boowe beenta maxaa igu kalifay, aniga meesha waan daganahay. 5 sano ayaan den haag ku noolahay.

ee intee dagan tahay adiga? maaxaad na inta ka soo dooneysaa?

ps:qabiil qeyr ma leh!!!