Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Europe: Italy: Doona kasto maxaa sugaayo??????
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maldini

Monday, February 12, 2001 - 11:20 pm
hadii dhul looqeebiyo soomaali ninwalba wax baa ku
soo aadayo sababtona wexeetahay dadbadan baa nagadhinteen dadkaasne wexee ubadnaayeen wiilal dhalinyoro eh hadaba hadee wiilashii guursalahaa hablaha ee ku dhamaadeen yaa guur sanhablaheen

mr.maldini

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

heerwardhiiglee

Monday, February 12, 2001 - 11:33 pm
soomaali wexee ku maahmaahdaa baadi nin aa laheen
aktiis ee taala marka warkeega waxaa ilajeeda dadnawaxee aad u jecelyihiin gabdhaha jooga talyaaniga kuwana weeba iskaweene siinaayaan ayagoo ogsoon inee yahiin gabdhahaas kuwii biilaayay tagaalga intoo socday ama kasoo waday xamar keeyeena dalal badan ama yurub hanaqoto ama mareekanka dhalinyarooy in aa kucaasidaa gabdhaha walaalihiin ah amo hooyooyinkiin ah ama kuwa aa guursateen sidaas ma idinla fii cantahay ????????