We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, February 13, 2001 - 09:50 am Wallalayaa waxaan rabaa in aan kacudurdaarto hadii aan kuqoray halkan qabiil lakiin aniga igama aha qabiil kufaanid ee waxaan radinayaa qof aan bafinayo oo aan rajeynayo in lagu garankaro qabiil ahaan marka sidaa darteed waa in aad sidaa ufahantaan.Hadii aan gabadhaas sii yara tilmaamo.Magaceedu Waa Layla Abdi Afrax waxay dagentahay talyaaniga gaar ahaan magaalada Veranza waan wada xariiri jiray lakiin waxaan kaxumahay waxaa iga lumay telefonkeedii.Hadii aad garanaysid gabadhaa asxaan ii samee adigoo kumahadsan igala soo xariir e-maikan Dafar@everyday.com ama ddru_hill@everyday.com Waad mahadsantahiin.
|