Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: North America: Canada: Vancouver: Waar reer vancouuver yaa yaqaan.qaadiro oociida gala ah.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

siyaad

Tuesday, February 13, 2001 - 04:16 pm
meel ku sheeg ninkaasi?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Saaxiib

Monday, March 26, 2001 - 12:45 pm
siyaad ninka aa raadinayso ma aqaan laakiin niman badan aa inta degan oo cidahaas ee hadaa u baahan tahay waa lagugu xiriirinaa,tan kale adi Siyaad oo Vancouver deganaan jiray maa tahay,ciyaal taleex ahaa? huh hadaa tahay waa salaaman tahay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

siyaad

Thursday, April 05, 2001 - 06:42 am
haa saaxiib sideed ku garatey.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Saaxiib

Thursday, April 05, 2001 - 05:30 pm
Salaan Siyaad,
sxb Qaado maa sheegee(CabdiQadir-Qaado)?
tan kale ani ciyaal kaasa aan ahaa,haddana waa deganahay waxaana sxb ahayn A.rashiid(gees),asaganaa is raacnaa ilaa xamarna sxb ahayn,asagaana ii sheegay inaad magaalada deganan jirtay.sxb warka ha lagaa helo.email hadaa leedahayna dhaaf.