Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: North America: USA: WARYAA ARKAY MOHAMED AWEYS OOKUNOOL AUSTIN TEXAS
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

IM

Saturday, February 17, 2001 - 08:12 am
WAAD SALAAMANTIHIIN DADKA KUNOOL DALKA DIBADIISA
AMA GUDAHIISA MARKA AAN KAAGA FAALOODO M0HAMED
WAAWIIL KUDHASHAY CAASIMADA MOGADISHO WUXUUNA KU
SOOBARBAARAY MAGAALDA ,MARKA CADEY WAA WIIL XAGA -
JACALKA KU DHEER IYO REER MAGAALANIMADA????????

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qoryoolay

Saturday, February 17, 2001 - 08:44 am
maxamed
saaxiib iiga waran magaaladaas.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MOHAMED

Tuesday, February 20, 2001 - 07:32 am
TO. QORYOOLAY
WALAAL MARKA AAN KAALA HADLO MAGAALDA AUSTIN
AAD BAY UWANAAGSANTAHAY XAGA DEGAAN SHADA IYO
XAGA WAX BARASHADA. WAXAAN KA CAWANAYNAA O KALIYA GABDHAHA SOOMAALIDA AANU ARAG WAXAAN IDIN LEEYAHAY
GABDHO SOOMAALI KUSOO BIIRA AMA SOO BOOQDA
MAGAALADA AUSTIN TEXAS

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

QORYOOLAY

Tuesday, February 20, 2001 - 02:42 pm
WALAAL MATAQAAN
SICIID REER JABUUTIYA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qoryoolay

Tuesday, February 20, 2001 - 03:11 pm
maxamed
saaxiib ii raadi wiilkaa oo aan wada deganeyn.
san-diego una sheeg nin kula daganaa iyaa ku
raadinayadhe.oo reer jabuutiya.
waa nin madow oo fanax qaba,oo buuran oo yara gaaban.

saaxiib isku kay xilqaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MOHAMED

Thursday, February 22, 2001 - 08:24 am
TO.QORYOOLAY
WAAD SALAAMANTAHAY WAXAA ISKAYGU SHEEGTAA MAGACAAGA OOSAXSAN MAHAD SANID

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qoryoolay

Thursday, February 22, 2001 - 10:48 am
saaxiib mahamed,meeshu waa bablik
ee siccid ka dhe ninkii kamanka tumi jiray,
wuu igaranidoona,eed wada daganaan jirteen.