Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Europe: Norway: Weger!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xirsi

Saturday, February 17, 2001 - 09:40 am
Maxaa dhacay oo aanay u jirin dad soomaaliyeed oo la shaqeeya maamulka UDI ama komune (kumuunayaasha)?
Muddada yar ee aan joogay Norway waxaan la kulmay dad la taliya ama u adeega dadka qaxootiga ah waddankan oo asalkoodu yahay Yuguslaafiya oo weliba waqti badan aan joogin, luqadda aay ku hadlayaan aanay aad u xooganayn.
Maadaama soomaalidu tahay dad aad ugu badan waddankan waxaan filayay inay jiraan dad sidaas oo kale la shaqeeye kumuunayaasha?. Miyaanay jirin dad iyagoo aqoon ku filan leh yimi waddankan ama dhalinyaro halkan wax ku baratay kuna barbaartay oo luqaddu ku noqon karin carqalad?. Sidee wax u jiraan baad u malaynaysaan? Ma turjumaano keliya baa soomaalidda loo ogol yahay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

german

Monday, February 26, 2001 - 03:53 pm
give up bro.
we are somalis ..QAT is our light.
din bro fra T...