Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: North America: USA: WAXAN RADINAYA SAXIBKAY SALEEBAN YARII OO LAYDI USA AYOO JOOGAA
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MAXAMED

Wednesday, February 21, 2001 - 01:43 am
WAXAN RADINAYA SAXIBKAY SALEEBAN AHMED OO JOGAY WADANKAA NORWAY HADANA AN MAQLAY MARYKAN AOO SO GALAY FADLAN HADII AAD TAQANAN NINKAA AMBAA AAD MAGASHIIN MIIL OO JOOGOO ILA SO XIDIDAA WALALYALOO
SOMALIDONAA WAX KALAY ISKOMAA GARATOO EE QABIIL MOYANII .NINKASII WAA NIN HABAR JECLA .WAXOO KAA YAHII ADAN MADOBIYE. MARKAA WALALYAL HADII ADD MAQASHIIN ELA SO XIDIDAA RERKII OO DHAN AYA DON DONAYA EE .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ciid-yare

Saturday, February 24, 2001 - 03:52 pm
to mohamed :
wlaal waxaan ahay nin sacad muuse ah anigoo mesha maraya ayan la kulmaya baafintada balse adiga laftirkaga madan sheegin meel lagaala soo xiriiro
si markaa faahfahin dheraad ah lagu waydiiyo ku saabsabsan ninka aad donaysid .
waxaan degenahay USA state-ka MINNESOTA [MAGALADA MINNEAPOLIS .Hadaba waxa halkan ku nool isaaq faraabdan hadi aan waydiin lahaa ninkaa kaama hayo
aqbaar badan markaa isa soo cade meesha lagaa helayo marka xigta .Anigu waxaan ahay isaaq reer-xamar ah oo halkaas ayaan ku dhashay balse waxaynu waydiin kuwa reer waqooyiga ah ee waa inoo iyo marka xiga iyo meel hagaagsan oo laga helo
slaamu alaykum?god bless u bro .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MAXAMED

Monday, February 26, 2001 - 12:37 am
saxiib aad ayad oo mahadsanthay waxanan ku so qoriye doonaa mobilekaa hadii aad fah fahiin oo bahanthay ambaa aad taqaniid ninkaa waad ila so xididii kartaa walal mobilekoo waa 004791172654 markaa walal ila so xidid ok ..