Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: North America: USA: YAA ARKAY "FARXIYO AXMED BURALE" OO AH DIRTA KONFURED
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

leylo

Wednesday, February 21, 2001 - 06:55 am
Walaalayaal waxaan halkaan ku baafinayaa gabadha kor ku xusan,oo deganeyd dagaalada ka hor xaafada xamar -jabab markii iigu danbeysay waxaan ku maqlay iney joogtay WASHINGTON DC'''Fadlan cidiiwar ka heysa igala xiriir emailkeygan:
waa: LAYLO MOHAMED HUSEN (laylo jeegeey)
E-mail:{laylox@hotmail.com,laylox@hotmail.com}
ciao

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamar jabab

Thursday, February 22, 2001 - 10:01 pm
TO:leylo jeegay
walaal farxiyo waxaan ku maqlay iney paistan joogto weliba magaalada islamabad oo ay wax ka barato halkaas.
nabad alle

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamar jabab

Thursday, February 22, 2001 - 10:01 pm
TO:leylo jeegay
walaal farxiyo waxaan ku maqlay iney pakistan joogto weliba magaalada islamabad oo ay wax ka barato halkaas.
nabad alle

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ASAAD_BIFTU

Monday, April 02, 2001 - 06:07 pm
Walaal hadii aad raadinayso farxiyo axmed buraale, waxay ku nooshahay sida aan hada la socodo magaalada seattle, WA ee wadankan USA,
waxay hada ku guursatay halkan NIn magaciisa aanan garanaynin laakiin la iigu shegay in uu yahay habargidir sacad, reer hilowle, waxaanan filayaa in aad hesho, waxaan anigu ku noolahay halkan laakiin kuma siin karo magacayga iyo wax dheeraad ah marka waxaan filayaa in ay intaasi kugu filanaato.