Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Europe: Netherlands: Netherlands: Baafin ardaydii school hoose dhexe taleex 1987 wixii ahaa grde 8
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, February 22, 2001 - 09:54 am
waxaan halkaan kabaafinayaa ardadii school hoose dhexe taleex gaar ahaan wixii ahaa grade 8 1987 siiba fasalka 8t waxaa kamid ahaa ardadaa xaga gabdhaha aniiso . adna. falis.koos .ubax.shukri.wiilasha cali madar.cabdirahmaan kareemo.cabdi gesay.maxamed deeq.cumar shiino. maxamed madoobe.aadan.muxiyadiin shuuriye.iyo inbad oo aan magacyadooda xasuusan walaal hadii aad dakaa kamid tahay ama aad garanayso fadlan fariin ii reeb aad ayaan ugu xiisay dadkaas waxaana jeclahay in aan ka wer helo meeshay ku dan beeyeen wixii dhintay iyo wixii nool ardayad kamid ahayd fasal kiina mahadsanidiin