We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, February 22, 2001 - 10:12 am walaalayaal waxaan halkaan kabaafinyaa ardadii school hoose dhexe ee taleex gaarahaan grade 8 wixii ahaa 1987 walaalyaal fadlan hadiiaad kamid tahay ardadaas ila soo xiriir oo fariin ii reeb adinka oo mahadsan dadka aan raadinayo waxaa kamid ah aniiso .saynab .adno.falis.ubah.ayaan.wiilasha cabdiraxmaan kareemo cabdigeesay.cumar shiino.maxamed deeq.muxiyadiin shuuriye iyo kuwo kale oo aan magacooda iloobay walaal hadaad kamid tahay ama aad garanayso dadkaa fariin ii reeba idinka oo mahadsan
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, February 23, 2001 - 03:22 am Mägi waxa minu giguli ioga ilda! Isbarashoo to kaiki valkonaamoja mothafuckkas! Soomaali bershegarva leigada lyhyyexi cozka mjuude ei voida waxa´giguli ioga ilda!
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, February 23, 2001 - 10:48 am to yussuf and what the heck is that mean boy?i can't finish ok bye
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, March 12, 2001 - 12:32 pm Waxa aan ka mid ahay dadka aad meesha ku soo qortay oo aad raadineeyso, waxa aanan ka warqabaa meesha eey joogaan dadka aad soo qortay qaar ka mid ah, oo sida aan dareemaayo waxa aad ka mid tahay dadkii uu Gafane iyo Jimcaale garaaci jiray, anigana sidoo kale, laakiin waxa aadan soo sheegin meesha aad joogto, qofka aad tahay, iyo Emailka lagaala soo xiriiri karo, Iskoolkii Taleex ahaa waxaa laga dhigtay guryo la dago,
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, March 13, 2001 - 08:37 am Jo jo! Gehno ombi daidonwi homowaxaan -taidozza ku minaa ombi liiga ico giggeli! Voibii sildi yriddaba nussiiaa sinu Soomaali bersgarwa byllyxwaxaania!
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, March 18, 2001 - 10:44 am Waa eey salaaman yihiin dhamaan Reer Iskool taleex waxa aan anigu dhigan jiray 8T, labadiinaba dabcan waxaan aheeyn isku fasal waadna isku keey sheegi kartaan, aniga magaceeyga waxaa la dhahaa Aniisa,
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, March 18, 2001 - 06:11 pm salaamu calaykum marlabad waa ubah oo kamid ahayd ardadii school taleex gaar ahaan fasalka t waxaan kamid ahay dadka labaafinyo waxaan daganaa guryaha shiirkole hadaba cidii igarata ha ila soo xiriito my email is ladyhuda4@hotmail.com aniiso abaayo waa kusalaamay marlabaad ila sooxiriir qofka isku magacaabay school taleex kolay isku fasal baan ahayn ee adna ila sooxiriir marlabaad waxaan umahad celinyaaa qofka furay beegkaan adan isa soocadeee qofkaad tahay waa ubah oodinleh macsalaama dhaantiin much love byeee
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, March 21, 2001 - 10:43 pm Mägi gyl haicen bahalda! Ramadaanin aigana syöbbi mina gagga. Waxaan gagalla iho givaan nägöcexi!
|