Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Australia/New Zealand: Waxaan baafinayaa ardadii school hoose dhexe ee taleex grade8 wixii ahaa 1987
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, February 22, 2001 - 10:45 am
walaalayaal waxaan baafinyaa ardaydii dhigan jirtay school hoose dhexe ee taleex gaar ahaan ku wii ahaa grade 8 1987 siiba fasalka 8t waxaa kamid ahaa wiillasha cali madar .cabdi geesay .cumar shiino .muxiyadiin shuuriye .cabdi raxmaan kareemo .maxamed deeq .ahmed sanweyne maxmed madoobe .gabdhaha shukri ubax .adna falis. saynab aniiso .iyo kuwo kale oo aan xasuusan magacooda marka fadalan hadaad kamid tahay adraydaa ama aad garanayso plz fariin ii reeb adiga o mahadsan