Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Europe: UK: UK: Baafin ardaydii school sare ee muuse galaal
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, February 24, 2001 - 08:31 pm
waxaan raadinyaa ardaydii school muuse galaal gaar ahaan kuwii ahaa foom too 1990 waxaa kamid ahaa arday da aan raadinyo gabdhaha shukri. xaawo geni. hibo.nimco.madiino.ubax.ayaan.shamso.wiilasha maxamed kismaay cabdulaahi hirdho.siciid shoodhe.xogolof.sharmaake.mahad.iyo kuwo madan oo aan ilaawey marka fadlan hadaad kamid tahay ama aad taqaano plz fariin ii reeb adiga oo mahadsan